Guddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey Shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo fulinayo hay’adaha Dowladda
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay mashaariic kala duwan oo xukuumaddu hirgelinayso kuwaas oo tartankooda hore loo...
Sheekh Aadan-Siira oo Si Adag uga Jawaabay Hadal ka soo yeedhay Xildhibaan Xasan Shahar
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadam Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siira), ayaa jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa oo...
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Czech Republic
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka dalka Czech Republic u fadhiya Addis Ababa, Amb Pavel Mikes...
Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Oo Daah-furay DhismahaTaallada Taariikhda Qaranka Oo Dib Loo Casriyeynayo
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee madaxtooyada, Mudane Maxamed Cali Bile, oo ay weheliyaan agaasimaha barnaamijka Shaqo qaran iyo Maayarka Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa...
Hargeysa oo laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee HIV/AIDS iyo Waxyaabihii ku cusbaa Sannadkan
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qeyb-galay munaasibad loo qabtay Xuska maalinta Caalamiga ah ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

