Khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay Caasimadda Dalka Ethiopia
Addis Ababa (SLpost)- Ugu yaraan Saddex qof ayaa inta la ogyahay ku dhimatay kaddib markii bambo meel lagaga tagay ku qaraxday caasimadda Itoobiya ee...
Shirka Madaxda IGAD oo ka furmay Jabuuti, Ajandeyaasha miiska saaran iyo Khudbado laga jeediyey
Djibouti (SLpost)- Magaalada Jabuuti waxa gelinkii dambe ee Axadda maanta ka furmay shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaaddeen madaxda dalalka ku jira...
Dowladda Ethiopia oo ka hadashay Heshiiska Dhexmaray Somaliland iyo Kenya
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Itoobiya ayaa si kooban uga hadashay socdaalkii uu Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ku tagay dalka Kenya iyo weliba isfahamka diblomaasiyadeed...
Guddiga Qandaraasyada oo shaaciyey Magacyada Shirkado ku guulaystay Saddex Mashruuc oo Hay’adaha Dowladda loo fulinayo
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay mashaariic kala duwan oo xukuumaddu hirgelinayso kuwaas oo hore loo naadiyey...
Maxay Somaliland ka tidhi Awoodda Soomaaliya u leedahay Faro-gelinta Heshiiska Kenya?
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay Dawladda Soomaaliya awood u lahayn inay faro-geliso heshiiska ay dhawaan Magaalada Nairobi ku kala saxeexdeen Madaxweyneyaasha...
Madaxweyne Biixi oo Qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Malawi oo socdaal ku yimi Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay wefti uu hoggaaminayey wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Malawi,...
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Taiwan U Fadhiya Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka safaaradda Dalka Taiwan ku leeyahay Jamhuuriyadda Somaliland, Ambassador Allen...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

