“Reer Hebalba kii ugu Xumaa ayay keeneen oo wakaa 5-ta Fooq Dhistay ee…” Sh Maxamed Adam oo si adag u duray xulashada murashaxiinta
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Aadan oo ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa isla markaana ah Iimaamka Masjidka Cali Mataan ee badhtamaha Caasimadda,...
Taliyeyaasha Ciidamada Milatariga iyo Booliska Somaliland oo gaadhay Laascaanood iyo Tukaraq
Hargeysa (SLpost)- Taliyeyaasha Ciidamada Milateriga iyo Booliska Somaliland Nuux Ismaac’iil Taani iyo Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) oo ay weheliyaan Saraakiil kale, ayaa maanta gaadhay...
Bilowga Jidka u dhexeeya Burco iyo Oodweyne oo la muddeeyey iyo Masuuliyiin kormeeray
Oodweyne (SLpost)- Maareeyaha Hay’adda Horumarinta Jidadka ee Somaliland Axmed Yuusuf Maxamed iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa gaadhey magaalada Oodweyne ee xarunta gobolka Daad-madheedh. Ujeeddada safarka...
Wararkii u dambeeyey Safarka Madaxweynaha Somaliland ee Jabuuti iyo Kulan dhexmaray Ismaaciil Cumar Geelle
Djibouti (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar kedis ah ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo gelinkii dambe ee maanta uu...
Ethiopia oo ka hadashay Wada-shaqayn iyo Iskaashi u dhexeeya Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Federaalka ee Ethiopia, ayaa shaaca ka qaadday inay Dowladda Somaliland iska kaashanayaan hawl-gallo lagula dagaalamayo Ayaxa oo faro-baas ku haya Beeraha...
Maxkamadda Sare ee JSL oo Sulux ku soo Afjartay Dacwad Dhul oo Kiiskeedu 20 Sanno socday
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa heshiis iyo sulux ku dhammeeyey dacwad dhul ah...
Sidee Warbaahinta Dalka MALAWI wax uga Qortay Safarkii Wasiirkooda Khaarajigu ku tagay Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah Warbaahinta ugu afka dheer dalka Malawi, ayaa siyaabo kala duwan uga faallooday safarka uu Somaliland ku yimi Wasiirka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

