Monthly Archives: December, 2020

spot_imgspot_img

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Kormeeray Dhismaha Jaamacadda Garadag iyo Mashaariic kale oo ay bixiyeen

  Gar-Adag (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Guddiga iyo Xubno ka mid ah Guddiga Qandaraasyada, ayaa maanta kormeer ay...

Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta oo Furay Shir lagu qiimeynayo Wax-qabadka Wasaaradda

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa maanta furay shir lagu qiimaynayo waxayaabihii wasaaradda u qabsoomay sannadkan...

Oddoroska Nayruuska Sannadka Cusub ee 2021-Ka

  Eebbaa iska leh garasho, cilmi iyo aqoon, isagaanay u sugnaatay xukunka kownkan, qaddarkiis iyo maamulkiisa cidina lama wadaagto, duniduna waxay ku joogtaa amarka awoodda...

Somaliland: 132 Maxbuus oo Waxbarasho Jaamacadeed Dhammaystay

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caddaaladda ee Somaliland oo kaashanaysa Jaamacadda Beder International University, ayaa ku guulaysteen in iyagoo Maxaabiis ah ay xabsiga ku dhex-qalinjabiyaan 132...

Midowga Yurub oo Kordhiyey taageerada Mashaariic Dowladda Soomaaliya loogu gacan-gelinayo Ammaanka Biyaha Gacanka Cadmeed

  Hargeysa (SLpost)- Midowga Yurub, ayaa laba sanno oo dheeraad ah ku kordhiyey hawl-gallo dhinaca ammaanka iyo Difaaca ah oo ay ka fuliyaan gudaha dalweynihii...

Maxay Dowladda Ethiopia ka tidhi Safarka Madaxweynaha Somaliland ku joogo Dalka Jabuuti

  Hargeysa (SLpost)- Dawladda Itoobiya ayaa ka hadashaday Safarka uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ku tagay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Warbixinta toddobaadlaha ah ee (The...

Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyey Oddoroska Miisaaniyadda 2021-ka

  Hargeysa (SLpost)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta ansixiyay odoroska Miisaaniyad-sannadeedka 2021-ka oo goluhu doodo adag ka yeeshay maalmihii u dambeeyey. Fadhiga Golaha ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img