Nuxurka Qodobbada ku jira Heshiis Taariikhi ah oo Dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Kenya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynayaasha Somaliland iyo Kenya, ayaa manata si rasmi u kala saxeexday heshiis laba geesood ah oo lagu xoojinayo xidhiidhka labada waddan ee...
Madaxweyne Biixi oo Sharxay Qodobbo uu hordhigay, kana wada-hadleen Madaxweynaha Kenya
Nairobi (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimaha uu kala hadlay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenya oo ay shalay...
Nairobi: Raila Odinga oo Casho-sharaf u sameeyey Weftiga Madaxweynaha Somaliland (SAWIRRO)
Nairobi (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qayb-galay Munaasibad casho sharaf ahayd oo Ra'iisal wasaarihii hore ee dalka Kenya Mudane...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Faahfaahiyey Nuxurkii Kulankii Madaxweyne Biixi iyo Dhiggiisa Kenya
Nairobi (SLpost)- Madaxweynaha dalka Kenya iyo Madaxweynaha Somaliland, ayaa maanta yeeshay kulankii u horreeyey wada-hadallo muddo labada maalmood qaadanaya oo ay labada waddan kaga...
Wararkii u dambeeyey Kulanka Madaxweyneyaasha Somailand iyo Kenya, arrimo laga wada-hadlay iyo Ballanta kulanka Berri
Nairobi (SLpost)- Dowladda Kenya, ayaa faahfaahin ka bixiyey kulan laba geesood ah oo Isniinta maanta magaalada Nairobi ku dhexmaray madaxweynaha dalkaas Uhuru Kenyatta iyo...
Khubaro reer Galbeed ah oo ka faallooday Saamaynta Safarka Madaxweyne Muuse Biixi ee Kenya
Hargeysa (SLpost)- Khubaro reer Galbeed ah oo u dhuun-daloosha siyaasadda qaaradda Afrika, gaar ahaan Bariga Afrika, ayaa ka faallooday muhiimadda uu leeyahay iyo saamaynta...
“Kenya xafiis diblumaasi kuma laha Somaliland, laakiin waxay aqoonsan tahay…” – Dowladda Kenya oo ka hadashay Safarka Madaxweyne Biixi
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirrada, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Nairobi ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

