Monthly Archives: December, 2020

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa oo lagu soo dhaweeyey magaalada Nairobi

  Nairobi (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo saaka ka amba-baxay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, ayaa gaadhay magaalada...

Kenya to Host Somaliland President

  President Uhuru Kenyatta is set to host Somaliland President Muse Bihi in the backdrop of a buildup of frosty relations between her and neighbour...

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Safar ugu baxay Dalka Kenya

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ugu ambo baxay dalka Kiiniya, kaddib...

Xogo laga helay Safar Madaxweynaha Somaliland ku tagayo Dalka Kenya

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay socdaal ku tagayaan magaalada Nairobi ee Dalka Kenya,...

Hay’ad ka hawl-gasha gudaha Somaliland oo lagu eedeeyey inay ku Hawlan tahay Shirqool ka dhan ah Qaranimada JSL

  Hargeysa (SLpost)- Hay’adda EUCAP oo Xafiis ku leh Soomaaliya iyo Somaliland ayaa wadda qorshe ay ku mijo-xaabinayso Danaha Somaliland ee Badda Cas iyo Gacanka...

Hargeysa: Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Daah-furay Lix Mashruuc oo ay ku tartamayaan 113 Shirkadood

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay Lix Mashruuc oo xukuumaddu ka fulinayso gobollada dalka, kuwaas oo ay ku tartamayaan 113...

Dowladda Ethiopia oo soo saartay Sharci Cusub oo Saamaynaya Warbaahinta Kala Duwan ee dalkaas

  Addis Ababa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka ee Ethiopia, ayaa ansixiyey qabyo-qoraalka Xeerka Saxaafadda oo wax ka beddel lagu sameeyey, kaddib markii lagu soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img