Dalka Iiran oo ku Gacan-saydhay Kaalmo Maraykanku ugu Yaboobay
Tehran (SLpost)- Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee dalka Iiraan, Ayatollah Cali Khamenei, ayaa ku gacan-saydhay dalab uu Mareykanka ugu soo bandhigay in Iran la siiyo...
Gashaantidu Dhaqanka Soomaalida Doorkii ay Ku Lahayd
Waxaa dhinaca bidix nooga muuqday qof xambaarsan xaabo badan waxay tallaabada u hash-laynaysaa sida Gorayada oo kale, iyadoo ay giftinada fiiqfiiqan ee xaabada ay...
Shirkadda TELESOM oo Soo bandhigtay Adeeg Cusub oo Xal u noqon kara Hakadka Waxbarasho ee uu sababay Ka-hortagga Caabuqa CoronaVirus
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom, ayaa maanta soo bandhigtay Adeeg cusub loogu magac daray TABSERA, kaasi oo ay goobaha iyo Dugsiyada waxbarashadu si...
Xisbiyada UCID iyo WADDANI oo cambaareeyey Xadhigga Ganacsato reer Somaliland oo Muqdisho ku Xidhan
"Haddii sababta loo haystaa tahay inuu Somaliland yahay oo bahashii ilaa ganacsiga Gashay, markaa taasi waxay dhibaato ku tahay muwaadiniinta Soomaaliyeed." Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Mucaaradka...
Maxaa Dr Maxamed Cismaan Fadal ku kallifay inuu Iska Casilo Xisbiga WADDANI?
Hargeysa (SLpost)- Dr. Maxamed Cismaan Fadal oo ka mid ah Aqoonyahannada reer Somaliland, ayaa ka hadlay sababta uu uga baxay Xisbiga Mucaaradka ah ee...
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Khilaafka Maamulka Hawada ee u dhexeeya Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay khilaafka dhinaca Maamulka Hawada ee u dhexeeya Soomaaliya, kaas oo sababay in maamulka Muqdisho sheegtay ku-tagri-falka awoodda...
Qorshaha Xukuumadda Somaliland ee Xilli-roobaadka Gu’ga oo Curtay iyo Wasiirka Horumarinta Beeraha oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Somaliland Md Axmed Muumin Seed, ayaa bulshada beeralayda ah ugu baaqay inay ka faa'idaystaan roobabka Gu'ga oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

