Monthly Archives: March, 2020

spot_imgspot_img

Hargeysa: Dhalinyaro Ka soo jeedda Somaliland oo Dowladda Soomaaliya Af-duub ugu haysato Muqdisho iyo Madax-dhaqameed si adag uga hadlay

  Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka, wax-garadka, siyaasiyiinta Somaliland, ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay xorriyadooda u soo celiso isla markaana ay fasaxdo...

Roobabka Gu’ga oo ka Curtay Gobollada Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Roobabka Gu'ga ayaa si rasmi ah uga curtay Gobollada Somaliland, iyadoo maanta roobabku ku da'een deegaamo ka tirsan gobolka Maroodijeex ee magaalada...

Ethiopian Airlines oo Dib u bilowdday Duulimaayadeeda Hargeysa iyo Doorka Xukuumadda Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa maanta soo cago-dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Egal ee magaalada Hargeysa, kaddib markii ay hakisay duullimaad ay maalintii Khamiistii...

Minnesota: Abwaan Cabdilaahi Xasan Oo munaasibad laysku Arkay ku soo bandhigay buugga GARASHO oo uu qoray

  Abwaan Cabdilaahi Xasan Oo munaasibad laysku Arkay ku soo bandhigay buugga GARASHO oo abwaanku qoray dhawaan xaflad lagu qabtay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Muuqaalka...

Somaliland: Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Oo Culimada Faray inay Khudbadaha Jimcaha Koobaan, Digniinna U Diray Shacabka iyo Ganacsatada

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa Culimada Masaajiddada u faray inay soo koobaan waqtiga Khudbadaha Jimcaha, isla markaana...

Xaaladda Dadka ku Xidhan Saldhigyada iyo Xabsiyada Dalka iyo Halista Caabuqa CoronaVirus: Baaq ku socda Madaxweynaha Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa loogu baaqay inay xil-gaar ah iska saarto ilaalinta iyo Daryeelka maxaabiista ku...

Xukuumadda Somaliland oo Awaamiir Culus Dul-dhigtay Ganacsatada Dalka oo Tallaabooyin Sharci laga Qaadayo

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa go'aamo ay maanta soo saartay ku shaacisay in tallaabo adag oo gaadhsiisan in Sharciga la horgeeyo dul-dhigtay Ganacsatada dalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img