Wajaale iyo Arabsiyo waxay u qalmaan degmooyin is-maamula
Baarlamaanka wakhtigiisu dhammaaday waxay shalay ansixiyeen sharci ay ku qiimeenayaan degmooyinka Somaliland. Waxay u kala qaybiyeen degmooyinka afar darajo. Hase ahaatee, baarlamaanka ma uusan...
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka Gabiley oo Xabsiga loo taxaabay iyo Sababta ka dambaysa
Gabiley (SLpost)- Ciidamada Ammaanka, ayaa maanta Xabsiga u taxaabay Afar Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley, kuwaas oo loo dhaadhiciyey Xarunta Ciidanka...
Maayar SOLTELCO oo booqday Xarunta Dhaqanka Hargeysa iyo Arrimo uu ka hadlay
Hargeysa(SLpost)- Duqa caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa sheegay inuu wax cajiib ah ku arkay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa oo uu maalintii afraad...
Boris Johnson oo loo doortay Raysalwasaaraha Cusub ee dalka Britain
London (SLpost)- Boris Johnson ayaa loo doortay hogaamiyaha xisbiga Conservative-ka, codbixin ay ka qayb qaateen xubnaha xisbigaasi, waxaana sidoo kale uu noqon doona Ra’iwalwasaaraha...
Qorshaha Farmaajo: Waxyeelo waxtar dhasha – Qalinkii Muuse Jaambiir
Soddon sano ka hor, 17.July.1989 waxa xeebta Jasiira ee magalada Muqdisho ka dhacay xasuuq fool xun. Waxa taliskii Maxamed Siyaad Barre sabab la'aan ku...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Wareegto ku mamnuucay Mooshinno Xilalka lagaga qaado Maayarrada Dalka
"Maadaama oo wakhtigii doorashadu soo dhow yahay, wakhtiganna uu dalku ku jiro xaalad heegan ah oo dhinacyo badan leh oo u baahan in lays...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland oo La Kulmay Agaasimaha Arrimaha dibedda ee Hay’adda Awqaafta Turkiga iyo Madax kale
Ankaral (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaarada Diinta iyo awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Aadan Cabdillaahi Cabdalla oo ku sugan dalka Turkiga, ayaa kulammo muhiim ah la...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

