Dufcaddii 10aad oo ka qalin-jebisay Dugsiga Farsamada Gacanta ee SAHAN HOSPITAL
Hargeysa (SLpost)- Dufcaddii 10aad ayaa maanta ka qalin-jebisaybDugsiga Farsamada gacanta ee SAHAN HOSPITAL ee magaalada Hargeysa. Munaasibad Ballaadhan oo lagu qabtay Xarunta lagu daweeyo laguna...
Bandhigga 12aad ee Carwada Buugaagta Hargeysa oo la soo af-meeray iyo Waxyaabaha ku Cusub Sannadkan
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, ayaa si rasmi ah u soo gebo-gabeeyey Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo 12 jirsaday...
“Isma Lahayn Jawaabta Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud Ka Bixiyay Tallaabada Xadhiga Xildhibaanada Gebilay Iyo Halka Uu Isku Qaaday”
Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud ee dalka oo laga sugayey inuu dabaqo sharciga dalka ayaa isku qaaday arrin aan looga fadhiyin ,xeer jajab iyo in uu Tusaale usoo qaato waxa mar is qabtay, SOLTECO IYO DOGOX IYO AFAR-JEEBLEH IYO HEBEL.
Madaxweynaha Somaliland oo War ka soo saaray Xaaladda Ceel-Afweyn iyo Korneyl Caarre
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shaqaaqada colaadeed ee muddada ka taagnayd deegaanka Ceel-Afweyn iyo guud ahaanba gobolka...
Shirkadda Gaadiidka ee Hyundai oo Xarun ka furatay Somaliland iyo Madaxweyne Biixi oo Daah-furay
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay mashruuc ballaadhan oo ay shirkadda DAHABSHIIL Group dalka ku keentay gaadiid casri ah...
Maxkamadda Maroodijeex oo 7 Cisho oo Rumaan ah u dirtay 6 Xildhibaan oo Reer Gabiley ah iyo Garyaqaanno ka Hadlay Xadhiggooda
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa Saaka la horgeeyey lix Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley kuwaas oo ciidamada Ammaanku ka soo...
Hargeysa: Sheekh Ka digay Khatar uu leeyahay Barnaamijka FaceApp oo kalsooni-darro laga muujiyey
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Cismaan Cali Xuseen, oo ka mid ah Culimada waaweyn ee dalka, ayaa ka hadlay Barnaamijka lagu magacaabo FaceApp oo muddooyinkii ugu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

