Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Togdheer: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha oo Faahfaahiyey Mashaariic cusub oo uu Dhagax-dhigay

Burco (SLpost)- Agaasimaha guud ee Wasaarrada Biyaha Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa dhagax-dhigay Mashaariic kor loogu qaadayo adeegyada Biyaha ee Degmada Nasiye oo ka tirsan...

Somaliland: Jewigii Daah-furka Bandhigga 12aad ee Carwada Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa iyo Waxyaabaha Sannadkan ku cusub

“Maanta ii oggolaada inaan ahay Oday dhaqameed reer Yurub ah oo Somaliland jooga…” Safiirka Midawga Yurub Amb Nicolás Berlanga Martínez Hargeysa (SLpost)- Munaasibadda Bandhiga Caalamiga...

EU and German Ambassadors Meet With Somaliland House Speaker

European Union Ambassador along with German ambassador and other top level delegation currently in Somaliland have met with the Speaker of the House of...

Somaliland: Vice-President Saylici Opens The 12th Hargeisa International Book Fair

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Vice-President Abdirahaman Abdillahi, "Saylici", officially opened this year's Hargeisa International Book Fair. In a ceremony at the Hargeisa Cultural Centre, the...

Somaliland oo Marin u noqotay Ganacsi Sharci-darro ah oo isaga kala gudba Bariga Afrika iyo Dalalka Khaliijka Carab iyo Fadeexado ku lammaan

Hargeysa (SLpost)- Somaliland, ayaa la sheegay inay marin u noqotay ka-ganacsiga Sharci-darrada ah ee xayawaannada Dugaagga iyo Duurjoogta laga tahriibiyo Dalalka Bariga Afrika, sida...

Arrimaha lagaga Hadlay Kulan Dhexmaray Shir-guuddoonka Wakiillada iyo Safiirrada Midowga Yurub & Germany

Hargeysa (SLpost)- Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Somaliland iyo Somalia oo ay weheliyaan danjireyaal iyo dibloomasiyiin ka socda waddamada taageera Doorashooyinka iyo nidaamka...

Xildhibaanno Baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan oo eedaymo u jeediyey Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka dowladda Soomaaliya, ayaa eedayn u jeediyey Xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img