Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Somaliland oo baadhaysa Walxo Diyaarado Dagaal ku tureen Deegaan ka tirsan Hargeysa

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka arrimaha dibada Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay Diyaaraha aan la aqoonsan ee walxaha ku daadiyey Deegaano ka tirsan...

Somaliland: $5 Milyan oo loo qorsheeyey Biyo-gelinta magaalada Laascaanood

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay adduun dhan 5 Milyan oo Dollar u qorsheysay biyo-gelinta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.   Wasiirka...

Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Aasaarta Qadiimiga Ah Ee Laas-Geel, Xadhigana Ka Jaray Dayactir Iyo Ceelal Laga Hirgeliyey

Laas-geel (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqday goobta Aasaarta qadiimiga ahi ku duugan tahay ee Laasgeel, waxana uu soo indho-indheeyey...

DAAWO Madaxweyne Muuse Biixi oo dhaliyey Gool Gool Cajiib ah iyo Wacdarihii Madasha

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo xadhigga ka jaray garoonka kubadda Cagta ee Cabdalle Sandheere ee magaalada Berbera, ayaa xadhigga ka jaray...

Madaxweyne Biixi iyo Maayar Ciddin Oo isaga Markhaati kacay Sababta Berbera u noqotay Hormuudka Horumarka magaalooyinka Dalka

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,  ayaa maanta xadhigga ka jaray mashaariic waddooyin iyo dhismeyaal isugu jira oo laga hirgeliyey gudaha magaalada...

Daawo Bilicda Sawirrada Mashaariic miisaan leh oo Madaxweyne Biixi Xadhigga uga jaray reer Berbera

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada Berbera ee gobolka Saaxil, ayaa maanta xadhigga ka jaray mashaariic...

Danjire Saamiya X. Muuse oo sharraxday Muhiimadda Somaliland u leedahay Guusha Xisbiga SDP ee Doorashada Finland iyo Dedaalladii ay sameeyeen

Helsinki (SLpost)- Doorashada Guud ee Barlamaanka ayaa Axaddii todobaadkan ka qabsoontay Dalka Finland, waxaana doorashadaas ku soo baxay Xisbiga talada dalkaas haya ee SDP...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img