HomeSomaliland: $5 Milyan oo loo qorsheeyey Biyo-gelinta magaalada Laascaanood

Somaliland: $5 Milyan oo loo qorsheeyey Biyo-gelinta magaalada Laascaanood

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay adduun dhan 5 Milyan oo Dollar u qorsheysay biyo-gelinta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

 

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore iyo Wefti uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in xukuumaddiisu qorsheysay in biyo nadiifa loo helo Xarunta gobolka Sool.

HOL

“Waxaan maanta ku dhawaaqayaa in dhaqaale dhan 5 milyan oo dolar oo horumarin ah dawladu uga qoondaysay sidii biyo loogu heli lahaa magaalada Laascaanood,” Waxa sidaa yidhi Wasiir Koore oo ka hadlayey munaasibad soo dhaweyn ah oo isaga iyo weftigiisa loogu sameeyey Hotel Xamdi ee magaalada Laascaanood.

 

Wasiirka iyo weftigiisa oo si heer sare ah loo soo dhaweeyey oo boqolaal gaadiid ah ay ka qayb qaateen waxa uuu dadweynaha ugu bushaareeyey in guri kasta la gaadhsiin doono biyo gelin.

 

Masuuliyiin heer gobol iyo heer degmo oo soo dhoweynta ka qayb ahaa ayaa waxay sheegeen in ay baahida biyood ee degmada ka jirta ay Sabab u tahay sida buuxda ee loogu soo baxay soo dhoweynta Wasiirka Biyaha Somaliland.

 

Qaar ka mid ah waxgradka gobolka Sool, ururrada bulshada oo halkaasi ka hadlay ayaa si weyn u soo dhoweeyey Wasiir Koore waxaanay xusayeen in ay ka rajeynayaan xal u helista baahida biyood ee degaankooda ka jirta.

 

Baadigoobka biyo nolosha ku haboon oo soconayey labaatankii sano ee la soo dhaafay laga wadey magaalada Laascaanood taas oo ay wasiiro badan oo hadana degaankan ka soo jeeda ay ku guuldaraysteen ayaa haatan la is weydiinayaa Koore ma ku guulaysan doonaa.

 

@HOL

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories