HomeMadaxweyne Biixi iyo Maayar Ciddin Oo isaga Markhaati kacay Sababta Berbera u...

Madaxweyne Biixi iyo Maayar Ciddin Oo isaga Markhaati kacay Sababta Berbera u noqotay Hormuudka Horumarka magaalooyinka Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,  ayaa maanta xadhigga ka jaray mashaariic waddooyin iyo dhismeyaal isugu jira oo laga hirgeliyey gudaha magaalada magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

 

Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu maamulka gobolka iyo Degmada Berbera ku ammaanay horumarka iyo mashaariicda kala duwan ee ay ka fuliyeen caasimadda Gobolka Saaxil, waxaanu sheegay inaanay jirin maaliyad dheeraad ah oo Dowladda Hoose ee Berbera dheertahay kabka dhaqaale ee la siiyo goleyaasha deegaanka ee magaalooyinka kale ee dalka, balse waxa uu qiray in maamulkeedu dedaal dheeraad ah u galay sidii ay cashuuraha dadweynaha laga ururiyo ugu beddeli lahaayeen horumarinta adeegyada bulshada.

IMG_5124

Dhinaca kale Maayar Ciddin oo isaguna ka hadlay mid ka mid ah xafladaha daah-furka mashaariicda laga hirgeliyey magaalada Berbera, waxa uu sheegay inay shacabka degmada ka kasbadeen kalsooni ay wax-qabad ugu muujiyeen sidaa awgeedna ay shacabku u hureen bixinta cashuuraha, isagoo hadalkiisu u muuqday inay taasi tahay sababta ay kaga duwanaadeen magaalooyinka kale ee dalka dhinaca horumarka.

 

Haddaba Muuqaalkan Hoose ka Daawo Hadallada Madaxweynaha, maayar ciddin iyo masuuliyiin kale oo ka hadlay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories