Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Ururka Warbaahinta Online-ka ah ee SOMA oo Qaaddacay Guddi uu magacaabay Guddoomiyaha SOLJA

Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha Guud ee Ururka Shabakadaha Somaliland ee SOMA Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale), ayaa cambaareeyey guddi loogu yeedhay guddiga badbaadinta badqabka Suxufiyiinta oo Guddoomiyaha...

Madaxtooyada Somaliland oo Hadashay Muranka ka taagan Dhulka laga dhisayo Madaxtooyada Cusub

Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa ka jawaabtay cabashooyin ay bulshada u soo bandhigeen Dad Shacab ah oo sheegtay inay leeyihiin dhulka laga dhisayo Madaxtooyada...

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukuntay in la iibiyo Dhismaha Dabaqa ah ee Xawaaladii QARAN

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa maanta soo saartay go'aan xambaarsan xukun lagu iibinayo Dhisme dabaq ay oo ku yaalla badhtamaha magaalada Hargeysa, kaas oo...

Madmadow la sheegay inuu Hadheeyay Jiritaanka Shirkadda Fulinaysa Mashruuca Sifaynta Shidaalka ee Xukuumaddu Dhagax-dhigtay

Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan Oo Ku Kala Aragti Duwan Su’aalaha Waaweyn Ee Ka Taaggan Mashruucan   Hargeysa (SLpost) Tobankii bishan April madaxweyne xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan...

Madaxweyne Muuse Biixi oo markii labaad Safar ugu baxay Dalka Imaaraadka iyo Ujeeddada uu Daarran yahay (SAWIRRO + MUUQAAL)

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo oo muddo kooban qaadan doona ugu ambo...

Shaqaaalaha Caafimaadka Gobolka Togdheer Oo Cod Dheer Ku Sheegay xad-gudub iyo Musuqmaasuq Uu Kula Kacay Isuduwaha Wasaaradda u qaabilsan ee Gobolka.

Burco (SLpost)- Ilo Xog-ogaal ah iyo xogo laga helay shaqaalaha Caafimaadka oo warbaahinta soo gaadhay, ayaa daaha ka qaaday in arrimo musuqmaasuq oo aad...

Maayirka Hargeysa oo Guddoomiye cusub magacaabay Degmada Maxmed Mooge

  Hargeysa (SLpost)-Maayirka Caasimada Hargeysa ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Maxamed Mooge ee Hargeysa Mustafe Maxamed Daahir oo ah Aqoonyahan Dhalinyaro ah, kaddib markii Guddoomiyihii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img