Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Mashaariic miisaan leh oo Magaalada Berbera Laga Hirgeliyey, Kuwo gacanta lagu hayona Kormeeray
Berbera (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada Berbera ee gobolka Saaxil, ayaa maanta xadhigga ka jaray mashaariic...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Furay Tartan lagu Xuli Doono Arday Tartanka Qur’aanka ee Ramadaanka kaga qayb-gelaya Jabuuti
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa 194 Arday oo Xaafidul Qur’aan ah u furay tartan oo saddexda...
Maxkamadaha Somaliland oo lagu eedeeyey Sharci-jebin iyo Sii-deynta Eedaysanaaal Musuq-maasuq loo xidhay
Hargeysa (SLpost)- Xafiiska Xeer ilaalinta Guud ee Somaliland, ayaa maxkamadaha dalka ku eedeeyey inay tahay masuuliyad-darro sharci iyo Jebinta Shuruucda dalka go'aanka ay ku...
Somaliland oo soo saartay go’aan u dan ah Dadka u kala gooshaya Hargeysa & Muqdisho iyo Xisbiga Waddani oo Naqdiyey
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa soo saartay go'aan u saamaxaya dadka isaga socdaalaya magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho, kaas oo fududaynaya bixinta waraaqaha socdaalka ee...
Ganacsatada Somaliland oo loogu baaqay inay Is-waafajiyaan Qiimaha Maceeshadda iyo Sarrifka lacagaha
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ganacsatada dalka ugu baaqday inay is-waafajiyaan qiimaha Maceeshadda iyo badeecadaha ay dadka ka iibiyaan qiimaha sarrifka lacagaha qaalaad gaar...
Daawo Bilicda Muuqaallada & Sawirrada Dekedda Berbera iyo Xafladdii Xadhig-ka-jarka Madaxweynaha ee Qalabka Cusub
Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray saddex wiish (Mobile Harbor Crane) oo cusub...
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Hadhimo-Sharafeed U Sameeyey Madax-Dhaqameedka Bariga Sanaag oo socdaal ku jooga Hargeysa
Hargeysa (SLpos)- Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga JSL mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid oo maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay madaxda dhaqanka ee beesha degta Bariga Gobolka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

