Doobnimo faral ah!
Lab gu’ hortood ayay mareegta theEconomist faafisay in sannadkii 1979-kii uu madaxweynihii Jaynuhu meelmariyay sharci ku xaddidaya in aan tirada ubadka laga badin karin...
Hargeysa oo mar kale laga furay Xafiisyo laga qaato Baasaboorka Soomaaliya, Magaca Shirkad Qandaraas ku soo qaadatay iyo Fadeexado ka soo ifbaxay
Baadhis Daaha ka qaadday Goobaha ay ku yaallaan Xafiisyada laga bixiyo, Shirkadda hawshan qaabilsan oo Qiratay inay Qandaraas ku soo qaadatay bixinta baasaaboorka "Ma imika...
Hargeysa: Dowladda Hoose oo Boosaska Sariibadda SOLTELCO ee Suuqa Gobonimo oo Bakhtiyaa-nasiib ugu Qaybisay Ganacsatada Wadhatada ah
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo saaka ku qabsoomay Hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa, ayaa ganacsatada wada-tada ah si bakhtiyaa-nasiib ah loogu qaybiyey boosaska sariibadda...
Dadka maxaa ka dhaxeeya? (Kali-kali ilaa Koox-koox)
Dadka bilowgii soow keli-keli duurka uguma ay nooleeyn. Dabeedna, koox-koox, bulsho-bulsho ama beel-beel umay deggin. Bilowgii nolasha cid kaste, iskeed bay ugaadhsi iyo qabaadhsi...
Hanti-dhawrka oo Xabsiga Dhigay Xoghayaha Degmada Fara-weyne oo Maamulkiisa Bulshadu Ka Cabatay
Hargeysa (SLpost)- Saraakiil ka socotay Hay’adda Hantidhawrka Qaranka Somaliland, ayaa xabsiga dhgay xoghayaha degmadaa Ismaciil Muxumad jaamac . kadib markii ay baadhis ku bilaabeen...
Somaliland oo markii u horeysay lagu Qabanayo Shirweyne heer Qaran ah oo la xidhiidha Cilmiga ICT-ga
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technology-ada ee Somaliland Dr Cabdiweli Sheekh Cabdilaahi oo maanta shir-jaraa'id ku qabtay wasaaradda, ayaa shaaciyey shirweyne heer Qaran ah...
Madaxweynaha JSL oo Kulan la qaatay Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Sucuudiga (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo muddooyinkii u dambeeyey ku sugnaa dalka Saudi Arabia oo ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

