WHITE HORSE HOTEL & APARTMENTS HARGEISA & BEENTA HADHWANAAGNEWS
Mulkiilaha Hadhwanaagnews , Axmed Naasir Jibril , wuxuu August 19th soo geliyay Mareegtiisa Hadhwanaagnews sawiro dhismo qabyo ah oo aan dhisaayo. Muddo ku dhaw 10 sano ayaanu si...
Madaxweynaha Somaliland iyo weftigiisii oo Dalka ku soo laabtay, kana warramay Arrimo Dhowr ah
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiintii ku wehelinaayey gudashada waajibaadka xajka ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay waxaana...
Somaliland: President Muse Bihi And Delegation Return From Saudi Arabia
The Somaliland delegation led by President Muse Bihi Abdi have returned home after completing this years' Hajj pilgrimage. The delegation was met at the airport...
Wasaaradda Gaadiidka oo soo saartay Amar ku socda Shirkadaha gaadiidka Gobollada iyo Booyadaha
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland, ayaa wargelin maanta ay soo saartay ku amartay shirkadaha Gaadiidka ee isaga kala goosha gobolladalka inay...
Dowladda Hoose ee Hargeysa Oo Deeq Gaadhsiisay Dad laga raray Xerada Birjeex
Dowladda hoose ee Hargeysa ayaa maanta deeq gaadhsiisay Dad dhawaan laga raray Xerada Ciidamada ee Birjeex ee magaalada Hargeysa. Warkan oo faahfaahsan Ka daawo muuqaalka...
Xukuumadda oo Bilowday Dayac-tir Dib Loogu Dhisayo Jidka Laamiga ah ee u Dhexeeya Degaannada Adhi-caddeeye iyo Tuulo Samo-kaab
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo kaashanaysa Shirkadda Axmed Suudi Construction Company, ayaa bilawday dayac-tirka jidka u dhexeeya degaannada Adhi-caddeeye iyo...
Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Sawir Dood dhaliyey oo uu la Galay Wasiirro Soomaaliya ah iyo Xamaasaddii ka dhalatay
Jeddah (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sawir doodo badan ka dhasheen, shacabkuna ka biyo-diiday oo si weyn loogu qaadaa-dhigay saxaafadda iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

