Monthly Archives: August, 2019

spot_imgspot_img

“Caarre waa farac ka baxay Xisbiga Waddani” – Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in Korneyl Caarre yahay farac ka tirsanaan jiray Xisbiga...

Madaxweyne Biixi oo Qaabilay Hoggaamiyeyaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo La Wareegay Maxaabiis Madaxweynuhu Cafiyey u fidiyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xalay qaabilay wefti madax-dhaqameed ah oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha dhaqanka ee beelaha Hawiye, Mudane...

Shirkadda Oomaar Ltd oo iska fogeysay Eedo loo jeediyay, Soona bandhigay dhibaatooyin loo gaystay Hantideeda

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta Shirkadda Omaar oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaalada Hargeysa, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo iyo dayn sheegasho ay...

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada oo Ruqsadda kala Noqotay Dugsiyo Gaar loo leeyahay

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa shaacisay inay ruqsadaha kala noqotay qaar ka mid ah dugsiyada gaarka loo leeyahay ee ku...

Prof Ismaaciil Hurre Buubaa oo Waraysi Xasaasi ah kaga hadlay Somaliland, Soomaaliya, Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti

Hargeysa (SLpost)- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa Waraysi Xasaasi ah kaga hadlay arrimo u dhexeeya Somalind iyo Soomaaliya, Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img