HomeMadaxweynaha JSL oo Kulan la qaatay Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Sucuudiga (SAWIRRO)

Madaxweynaha JSL oo Kulan la qaatay Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Sucuudiga (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo muddooyinkii u dambeeyey ku sugnaa dalka Saudi Arabia oo ay u tageen gudashada waajibaadka Xajka, ayaa maanta kulan la qaatay Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool magaalada Jeddah ee dalkaas.

 

blank

Weftiga ayaa labadii maalmood ee u dambeeyey ku sugnaa magaalada Jeddah kaddib markii ay soo dhammaysteen gudashada waajibaadka Xajka oo ay halkaas ku tageen marti-qaad uu u fidiyey Boqorka Dalka Saudi Arabia.

 

 

Kulanka oo caawa ku qabsoomay Hotel-ka weftigu ka deggen yahay magaalada Jeddah, waxa goob-joog ka ahaa saraakiil ka socda dowladda Sucuudi Carabiya, waxaanu madaxweynuhu kala hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka labada waddan isla markaana ay muwaadiniinta Somaliland ee deggen dalkaasi uga qayb-qaadan lahaayeen.

 

Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa la filayaa inay ku soo guryo-noqdaan dalka maalmaha foodda innagu soo haya.

 

Muuqaallada Hoose kaga bogo Kulanka dhexmaray Jaaliyadda iyo Weftiga madaxweynaha.

 

blankblank blank blank blank blank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories