Xukuumadda iyo Golayaasha Sharci-dejinta Oo Isku Maandhaafsan Lacagta Laga Qaado Dadka Qaadanaya Taarikada Cusub Ee Gaadiidka
Hargeysa (SLpost) Xukuumadda Somaliland ayaa ku adkaysanaysa qaaddidda lacagta lixda boqol ee kun ah ee laga qaadayo dadka bedelanaya Taarikada kuwaas oo qaadanaya nashqada...
Arrimaha lagaga hadlay shirka Golaha Wasiirrada Somaliland
Kal-fadhigii 31-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Waxa Maanta Lagu Ansixiyey Siyaasadda Shaqaalaha Rayidka Ah Iyadoo Lagaga Dooday Qodobo kale Oo Muhiima. Kal-fadhigii 31-aad ee golaha...
Daawo Muuqaalka Hees Cajiib ah iyo Fannaaniintii Qarniga Produced by Balanbaalis Studio
Daawo Muuqaalka Hees Cajiib ah iyo Fannaaniintii Qarniga Produced by Balanbaalis Studio https://www.youtube.com/watch?v=aRJXqKXs1YQ
Nuxurka Daraasad laga sameeyey Haweenka Somaliland oo la soo bandhigay
DALLADDA Ururrada Haweenka ee Nagaad ayaa kulan ay maanta ku qabatay Hargeysa ku soo bandhigtay Natiijada Cilmi-baadhis laga sameeyey Haweenka Somaliland oo si faahfaahsan...
Wasiir Cabdilaahi Abokor oo hortagay Golaha Wakiillada iyo Arrimo laga waraystay
Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor, ayaa kulan la qaatay Guddi-hoosaadka Dhaqaalaha ee GOlaha Wakiillada oo xog-waraysi kala yeeshay geeddi-socodka hawlaha qaran...
Shaqaalaha Dekedda Berbera oo Shaqo-joojin sameeyey iyo Maamulka oo ka hadlay Sababta
Maareeyaha Dekedda Magaalada Berbera ayaa faahfaahin ka bixiyey sababaha ka dambeeyey ee sababay shaqo-joojin ay sameeyeen qaar ka mid ah shaqaalaha ka hawl-gala Dekedda...
Tirada Gaadiidka ku burburay Shilalka Dhacay 3-dii bilood ee u dambeeyey
Taliska Ciidanka Nabad-gelyada Waddooyinka Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey Tirada Gaadiidka ku burburay Shilalka baabuurta ee Dhacay saddexdii bilood ee u dambeeyey https://www.youtube.com/watch?v=UQsCx6lAPaM
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

