Qareenka Dugsiyada Nuuradiin Oo Shaaciyay Inay Racfaan ka Qaateen Xukun Ay ku Riday Maxkamada Gobolka M/Jeex iyo Marxaladii Ay Dacwaddu soo martay oo uu...
Hargeysa (SLpost)- Qareenka gaar ah ee Dugsiyada Nuuradiin, ayaa War Murtiyeed uu maanta soo saaray kaga hadlay xukun dhawaan dhawaan ka soo baxay maxkamada Gobolka...
Daawo Muuqaallada Khudbad-sannadeedka Madaxweynaha iyo Jewigii maanta ee Madashii Fadhiga Baarlamaanka
Daawo Muuqaallada Khudbad-sannadeedka Madaxweynaha iyo Jewigii maanta ee Madashii Fadhiga Baarlamaanka
Nuxurka Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo madaxweyne Biixi ka hor jeediyey Goleyaasha Baarlamaanka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta khudbad-sannadeedka dastuuriga ah ka jeediyey labada Aqal Baaralamaan ee Wakiillada iyo Guurtida oo fadhi...
Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo baaq u diray hay’adaha Caalamiga ah iyo Ujeeddada uu xambaarsan yahay
Wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac oo maanta ka hadlay xuska munaasibadda Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha oo Hargeysa lagu qabtay, ayaa baaq...
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo ka Qayb-galay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha iyo Weedhihii Madasha laga yidhi
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay xus ballaadhan oo maanta Hargeysa loogu qabtay dabbaal-degga maalinta Caalamiga ah ee Biyaha Adduunka. Munaasibadda...
“Waanu ku taageersannahay Xukuumadda, laakiin Musuq-maasuq Cid ku kooban…” – Sheekh Aadan Siiro
Hargeysa (SLpost) - Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Sheekh Aadan-Siiro) ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay la-dagaalanka Musuqmaasuqa iyo hawl-gallo Ciidammada Amnigu ku...
Aljazeera oo laabatay Eedihii ay ka baahisay Dahabshiil iyo maamulka Shirkadda oo ka hadlay
Hargaysa (SLpost) Telefishanka Aljazeera ayaa ka laabtay eedo been abuur ahaa oo uu ka faafiyay shirkadda Dahabshiil Group kadib markii shirkaddu soo saartay warsaxaafadeed...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

