Monthly Archives: September, 2016

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Dacwadii WADDANI U Gudbiyay Maxkamadda Sare

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dacwadii xisbiga WADDANI uu u gudbiyay Maxkamadda Sare ee la xidhiidhay go'aanka Madaxweynaha...

“Saami Qaybsiga Waxa Iska Lahaa Asxaabta Qaranka Oo Ka Maagay Oo Kalsoonidoodii Yeelan Waayay” Danjire Cawil

Hargeysa  (SL.Post) Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa Madaxweyne mucaaradka ugu baaqay inay aqbalaan go’aanka uu Madaxweyne Siilaanyo ku kala qaaday labada doorasho, maadaama...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maxkamadda Sare Ka Dalbaday Inay Dib U Eegis Ku Sameeyaan Qaraarkii Ay Hore Ugu Sharciyaysay Doorashooyinkii Isa-saarka Ahaa

Hargeysa  (SL.Post) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah u gudbiyey Codsi ah inay dib u eegto Fasiraaddii...

Shil Baabuur Oo Khasaare Dhaliyey Oo Ka Dhacay Duleedka Ceerigaabo

Ceerigaabo (SL.Post) Shil Baabuur oo sababay dhimasho iyo dhaawac, ayaa ka dhacay galbeedka Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan   Somalilandpost.net

Al-Shabaab Oo Digiin Ka Soo Saartay Doorashada Madaxtinimada Iyo Baarlamaanka Somalia

Muqdisho (SL.Post) Al-Shabaab, ayaa markii u horaysay ka hadashay doorashada dadban ee dhawaan ka dhacaysa dalka Somaaliya, oo lagu soo dooran doono Baarlamaan iyo...

Dhagaysiga Dacwada Badda Ee U Dhaxaysa Somalia Iyo Kenya Oo Maalintii Labaad Gashay

Holland (SL.Post) Waxaa Maalintii labaad galay dhagaysiga Dacwada ka socota Maxkamadda caalamiga ah ee Cadaaladda ee Qaramada Midoobay ee la xidhiidha Muranka Soohdin Badadda...

Xisbiga WADDANI Oo Dhismaha Qaranimada Somaliland Ku Xidhay Taageerada Beesha Caalamka

Hargeysa  (SL.Post) Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa shacbiga ugu baaqay inay aanay u hogaansamin banaabaxyada ay Xukuumadda Somaliland ku difaacayso go'aankii Madaxweyne Siilaanyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img