Maxaa Ku Dhacay Diyaaradii Malaysia Ee La Waayey
Hargeysa (SL.Post) Muuqaalkani xogta daahoosan wuxuu ka hadlayaa Diyaaradii laga lahaa dalka Malaysiya ee la waayay sannadkii 2015, taas aan ilaa hadda aan la...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Guddida Sare Ee Jaamacadda Hargeysa
WAR-SAXAAFADEED: 20 /09/2016 Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo Summadeedu JSL/M/XERM/249-4264/092016 tahay ku magacaabay Guddida Sare...
Ujeedada Kulan Dhex-maray Muuse Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SL.Post) Kulankan magaalada Hargeysa ku dhex-maray Guddoomiyeyaasha xisbiyada UCID iyo KULMIYE, ayaa tibaaxuhu sheegeen in lagaga wadahadlay khilaafka xisbiga UCID oo laga war-sugayo...
Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada Oo Beeniyay Inuu Mansab Ka Qabanayo Somalia
Nairobi (SL.Post) Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliya Maxamed Biixi Yoonis, ayaa si adag u beeniyay warar la baahiyay oo sheegaya inuu noqon doono...
Ujeeddada Mudaharaadyo Ballaadhan oo ka socda Jidadka magaalada Hargeysa + Muuqaallo
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa, ayaa subaxnimadii hore ee saaka ku waabariisatay Bannaan-baxyo salmi ah oo dadweynuhu ku marayaan jidadka waaweyn ee caasimadda. Bannaan-baxyadan oo ay...
Wax-ma-tare: W/Q: Hibo Ciise Maxamed
Caruuri meel ay joogto iyo wax ay cunaano iyo meel lagu cuno toona war iyo wacaal uma hayo, isaga iyo daankiisa ayuunba saxiiba oo...
Xalka Saami-Qaybsiga Kuraasta Wakiilada – W/Q: Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi)
Doodda saami qaybsiga ayaa ah mida ugu weyn ee Somaliland wakhtigan haysata, caqabadna ku noqon kara hanaanka diimuqraadiyadeed ee bilaabmay 2001 dibna ugu celin...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

