“Siciid Maxamuud Gaheyr Waxa ‘ILAAHAY Ka Cabso’ Ku Xidhay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland” Xoghayaha Cadaaladda Xisbiga WADDANI
Hargeysa (SL.Post) Xoghayaha Caddaalada ee Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi, ayaa Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ku eedeeyay Xadhigga qoraa Siciid...
“Xuduudka Hargeysa Iyo Boorama Waalla Yaqaanaa, Ee Dadku Haku Iimaan Qabaan In Xuduudaha Gobolladu Yihiin Kuwii Lixdankii” Muuse Biixi
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horeysay ka hadlay Muranka ka...
Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka Waramay Ujeedada Kulan Saax-dheer Ku Dhex-maray Madaxdhaqameed Ka Soo Jeeda Gobolka Togdheer
Saaxdheer (SL.Post) ulan natiijadiisa si weyn loo sugayey oo u dhexeeyey garaadka guud ee beelaha Dhul-bahante Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Salaadiin ka soo...
“Midnimadii Somaliland Iyo Somalia Waxa 1977 Kharibay Siyaad Barre, Waxaana Sannadkan Sii Baabi’iyay Xasan Sheekh” Ismaaciil Buubaa
Hargeysa (SL.Post) Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa tilmaamay in Maxamed Siyaad Barre uu sannadkii 1977 qaribay midnimada Somaliland iyo Somaliya ee lixdankii, islamarkaana...
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Beesha Caalamka Oo Si Weyn Isugu Maandhaafsan Kala Qaadista Labada Doorasho
Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wadamada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa si adag isugu maandhaafsan kala...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

