Monthly Archives: September, 2016

spot_imgspot_img

“Dawladda Somaliland Waxay Si Cad U Cambaaraynaysaa Hadalkii Riyada Iyo Indha-adayga Ahaa Ee Ka Soo Yeedhay Xasan Shiikh” Afhayeenka Madaxtooyada

Hargeysa (SL.Post) Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab adag isla xalayba ka bixisay dhawaaqa ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya, kaasi oo ay ku tilmaantay mid riyo...

Wasiirkii Hore Ee Caafimaadka Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Inaanu Sabab U Noqon In Caalamku Dhabarka U Soo Jeediyo Qaddiyadda Somaliland

Hargeysa (SL.Post) Wasiirkii hore ee caafimaadka Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Cabdi Haybe Maxamed oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa Madaxweyne Siilaanyo ugu...

Xukuumadda Somaliland Oo Go’aamo Ka Soo Saartay Colaaddii Ka Dhacday Deegaanka Ceel-afweyn

Ceel-Af-weyn (SL.Post) Xukuumadda Somaliland, ayaa go’aamo ka soo saartay Colaaddii Bishii hore Deegaannada Hoos taga Degmada Ceel-Af-weyn ee Gobolka Sanaag ku dhex martay Beelaha...

Xisbiga WADDANI Oo Dacweynaya Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda

Hargeysa  (SL.Post) Xoghayaha caddaalada ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Barkhada Jaamac Xirsi Batuun,  ayaa shaaciyay inay Maxkamad la tiigsan doonan masuuliyiin ka tirsan...

Aaskii Marxuun Cismaan Hindi Iyo Tacsidii Loo Diray Qoyskiisa

London (SL.Post) ALLE ha u naxariistee waxa magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska lagu aasay Marxuum Cismaan Cabdilaahi Cigaa (Cismaan Hindi) oo todobaadkan ku...

Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Siyaasiyiin iyo Taageerayaal Miisaan Leh Oo Ku Soo Biiray

Hargeysa (SL.Post)  Siyaasiyiin iyo taageerayaal miisaan leh oo ka soo digo-rogtay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa si rasmi ah ugu biiray xisbul-xaakimka KULMIYE...

Madaxweynaha Somalia Oo Markii U Horaysa Ka Hadlay Heshiiskii Dekeda Berbera Ee Dhex-maray Somaliland Iyo DP World

Muqdisho (SL.Post) Madaxwaynaha dawlada Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay ka hadlay heshiiskiiay dhawaan kala saxeexdeen shirkada DP World iyo Xukuumadda Somaliland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img