Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Maraykan Ma Aha Hal Dal Oo Meel Fog Ku Yaalla, Ee Waa Dal Deris La Ah Wadan Kasta Oo Dunida Ku Yaalla!!

Maraykan Ma Aha Hal Dal Oo Meel Fog Ku Yaalla, Ee Waa Dal Deris La Ah Wadan Kasta Oo Dunida Ku Yaalla!! Dhallin badan oo...

Maxkamadii Uu Amiin Yare I Saaray: W/Q Prof: Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi)

Maxkamadii Uu Amiin Yare I Saaray. Prof: Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi) Goor habeenimo ayaan is idhi hudheel ka cashee waxaan arkay wiil yar oo gawaadhida maydha,...

Sheeko Kale keen: Sacab iyo Dhiirigelin. by Prof. Cabdisalaan Yaasiin

Waxay jiray arday aad u jeclaa in uu noqdo jilaa weyn. Riwaayadaha dugsiyada lagu dhigo ayuu ka qayb qaadan jiray. Dhawr dawr ayuu jilaa...

Orod-yahanka Mo Farah Oo Ka Mid Noqday Muwaadiniinta Britian Ee La Sharfay

(SL.Post) Mo farah oo haysta dhalashada dalka Britain balse asalkiisii hore uu yahay Somaliland ayaa ka mid noqay muwaadiniinta Britain oo la sharfay. idm-6-25 Mo Farax...

“Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Shalay Haddii Laga Reebay Ragii Kula Tartamayey, Cirro Cid Ka Reebaysaa Ma Jirto” Abdirashid H. Mataan

(SL.Post) Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa ka hadlau eedeymo maalmihii ugu danbeeyey warbaahinta isku marinaayeen Musharrixiinta madaxtinimada ee...

Maraykanka Oo sheegay Inay Duqayn Ku Dileen Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab

(SL.Post) Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in duqeyn todobaadkii hore diyaaradahooda ka fuliyeen deegaan hoostaga Jubbada dhexe ku dileen sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab. Gaar ahaa Mareykanka...

Fadhigii Golaha Wakiillada Oo Sababay Gacan Ka Hadlay Dhex-maray Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada

(SL.Post) Golaha Wakiilada Somaliland oo ay hortaalo Miisaaniyad sanadeedka 2017-ka, ayaa waxa fadhigii maanta uu la kawsaday gacan hadal dhexmaraayay Xildhibaanada Golaha Wakiilada dhexdooda,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img