HomeDhagaysiga Dacwada Badda Ee U Dhaxaysa Somalia Iyo Kenya Oo Maalintii Labaad...

Dhagaysiga Dacwada Badda Ee U Dhaxaysa Somalia Iyo Kenya Oo Maalintii Labaad Gashay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Holland (SL.Post) Waxaa Maalintii labaad galay dhagaysiga Dacwada ka socota Maxkamadda caalamiga ah ee Cadaaladda ee Qaramada Midoobay ee la xidhiidha Muranka Soohdin Badadda ee u dhaxaysa Kenya iyo Soomaaliya.

epa04605701 Judges (no names available) during the sworn-in as judge by the The International Court of Justice in the Peace Palace in The Hague, The Netherlands, 6 February 2015. The ICJ elected five new judges in November for a nine year term. EPA/REMKO DE WAAL
epa04605701 Judges (no names available) during the sworn-in as judge by the The International Court of Justice in the Peace Palace in The Hague, The Netherlands, 6 February 2015. The ICJ elected five new judges in November for a nine year term. EPA/REMKO DE WAAL

Somaaliyaa Maxkmadda Cadaaladda ee Qaramada Midoobay ka hor jeedin doontaa dooddeedda ku saabsan muranka Badda, kaddib markii Kenya ay shalay soo bandhigtay qodobbada ay ku doodayso, waxayna xoogga saartay in dib loogu noqdo Heshiiskii is-af-garadka ahaa ee Kenya iyo Soomaaliya ay kala Saxeexdeen sannadkii 2009-kii.

Sidoo kale, dhagaysiga dacwaddan ayaa khuseysa diidmada ka timid dalka Kenya ee ay ku doodayso in Maxkamadan aanay awood u lahayn inay xaliso murankan Badda ee u dhexeeya dalkeeda iyo Soomaaliya.

Labada dal waxay sheeganayaan lahaanshaha xudduud badeedka cabirkiisu yahay 142,000 oo KM oo laba jibbaaran, sidaas darteedna Somalia ka dalbatay Maxkamada inay xadayso xadduuda Badda ee labada dal si waafaqsan xeerarka caalamiga ah, waxaanay Kenya su’aal galisay awoodda ay Maxkamaddu u leedahay inay qaado dacwaddan oo ay sheegtay inay ka baxsan tahay xeerarka xayndaabkeeda shaqo.

 

 

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories