Xukuummada Somaliland Oo Go’aamo Ka Soo Saartay Colaado Mar Kale Ka Dhacay Ceel Afweyn
Hargeysa (SL.Post) Wasiirka Wasaaradda arrimaha guddaha Somaliland Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Fartoon), ayaa go'aamo digiin ah ka soo saartay colaado mar kala ka dhacay...
“Somaliland Himilladeeda Wey Gaadhaysaa, Heer Fiicanna Way Maraysaa”- Dr. Maxamed-Rashid Sheekh Xasan
Hargeysa (SL.Post) Wasiiru-dawlihii hore ee wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan, ayaa si qoto leh uga hadlay qaddiyada Somaliland iyo qaabka...
“Dulmigu Waa Adiga Oo Beenta Ka Dhig Run” Sheekh Aadan Siiro
Hargeysa (SL.Post) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii maalintii Jimacaha kaga hadlay dhibaatooyinka ka dhasha Dulmiga iyo sida reer Somaliland ugu...
Nuxurka Warqad Uu Warancade U Qoray Madaxweyne Siilaanyo Oo Uu Ku Sheegay Inaanu Qaban Karin Xilka Wakiilnimo, Kagana Dalbaday Xil Cusub
Hargeysa (SL.Post) Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Md. Cali Maxamed Warancade, ayaa Madaxweyne Siilaanyo si rasmi ah u weydiistay inuu ka aqbalo codsi uu...
Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Xukuno Ku Riday Dad Ku Eedaysnaa Laaluush Bixin Iyo Garsoorayaashii Ka Qaatay
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha maxkamada gobolka maroodi-jeex Axmed Dalmar, ayaa ka warbixiyay eedaysanayaa lagu heliyay inay bixiyeen laaluush iyo garsoorayaashii qaatay laaluushka oo lagu riday...
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Sheegay In Aanay Dalka Doorasho Ka Dhacayn
Hargeysa (SL.Post) Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye oo ka mid ah mudanaaysha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in aanay dalka ka dhaceen wax dorasho ahi. Xildhibaan...
Midowga Yurub Oo Ka Hadlay Warbixin Xafiiska UNSOM Ka Diyaarisay Xaallada Warbaahinta Soomaalida
Hargeysa (SL.Post) Midowga Yurub iyo Dowladaha xubnaha ka ahba waxaa ay ugu hambalyeneyaan Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya ee (UNSOM) iyo Xafiiska Ergayga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

