Monthly Archives: September, 2016

spot_imgspot_img

Wasiirkii Hore Ee Dib U Dejinta Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Taagan Yahay Musharraxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI

Boorama (SL.Post)  Wasiirkii Hore ee Wasaarada Dib u dajinta Somaliland,  ayaa Cabdirisaaq Cali Cismaan iska Sharaxay Jagada Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbiga Mucaaridka ee...

Guddida Doorashooyinka Somalia Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ay Dhacayso Doorashada Madaxtinimada Iyo Aqalka Sare

Muqdisho  (SL.Post) Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee ka dhici doonta dalka Dhamdaaka Sanadkan 2016, ayaa lagu wadaa inay mar kale maanta ka hadlaan xilliga...

Faysal Cali Waraabe Ka Hadlay Go’aanka Maxkamada Sare

Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Wraaabe, ayaa ka hadlay siday dhincadooda u arkaan go'aankan ka soo baxay Maxkamadda sare...

“Go’aanka Maxkamada Sare Ka Soo Baxay, Waxa Weyaan Heshiiskiinii-baad Hir-gelinaysaan” Jamaal Cali Xuseen

Hargeysa (SL.Post) Musharraxa Madaxweyne xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa ka hadlay siduu u arko go'aanka ka soo baxay Maxkamadda sare...

Maxkamadda Sare Oo Go’aan Ka Gaadhay Dacwadii Xisbiga UCID

Hargeysa  (SL.Post) Maxkamadda sare ee Somaliland, ayaa goor dhaweyd go'aan ka soo saartay dacwadii u dhaxaysay labada garab ee xisbiga UCID ee ay kala...

“Waxaan Ahay Shakhsiga Xaq U Leh Inuu Noqdo Musharraxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI” Axmed Muumin Seed

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga kowaad ee mucaaradka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed, ayaa sheegayin aanu jirin wax khilaaf ah uu dhexeeya isaga...

Maxkamad Degmada Hargeysa Oo Go’aan Ka Gaadhay Wiil Ay Laba Qoys Isku Haysteen

Hargeysa  (SL.Post) Maxkamada degmada Hargeysa ayaa go'aan ka gaadhay dacwada Wiil 16 jir ah oo ay isku haysteen labada Qoys.   Halkan ka daawo. Somalilandpost.net

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img