Khasaare Ka Dhashay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Jidka Isku Xidha Hargeysa Iyo Berbera (SAWIRRO)
Hargeysa (SL.Post) Waxa maanta jidka isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ka dhacay shir baabuur oo khasaare nafeed dhaliyay, gaar ahaan agagarka deegaanka Aw...
Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Kala Qaadista Labada Doorasho
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay go'aankii Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ku kala qaaday...
“Waa Laga Wada-tashanayaa Si Kasta Oo Xal Waara Laga Gaadhayo Oo Ay Ku Kala Bogsanayaan Beelaha Walaalaha” Wasiirka arrimaha guddaha
Ceel-afwayn (Dawan) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir(Faratoon) ,ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ay go’an tahay in xal waara oo kama dambays...
Gad-gadoonka Siyaasadda Madaxweyne Axmed-Siilaanyo
Hargeysa (SL.Post) Isbedelada iyo gad-gadoonka waayaha siyaasadeed ee Somaliland ayaa u muuqda inuu hadba ku soo noqonayo halkii uu hore uga hayaamay ee ay...
Beesha Caalamka Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqday In Laga Noqdo Go’aanka Uu Dib Ugu Dhigay Doorashooyinka
Hargeysa (SL.Post) Beesha caalamka ee taageerta nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ayaa Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqday inuu ka noqdo go’aanka uu doonayo inuu ku kala...
Warancade Oo La Sheegay Inuu Ka Noqday Aqbalaadii Wakiilka Somaliland Ee Itoobiya
Hargeysa (SL.Post) Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee uu Madaxweyne Siilaanyo xilka ka qaaday, ayaa ka noqday go’aan uu ku aqbalay inuu noqdo wakiilka...
Maxay Daaran Tahay Ujeedada Madaxweyne Siilaanyo Uga Baaqaday Safar Uu Ku Tagi Lahaa Ingiriiska
Hargeysa (SL.Post) Qaadhaan bixiyayaasha Somaliland ka taageera hanaanka kobcinta dimoqraadiyada iyo dhaqaalaha doorashooyinka ayaa war murtiyeed ay soo saareen walaac wayn kaga muujiyay go’aanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

