Golaha Wakiillada Oo Anisixyey Kala Qaadista Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Wakiillada
Hargeysa (SL.Post) Fadhi ay maanta yeesheen mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland oo uu shirgudoominaayey Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golahaasi Baashe Maxamed Faarax, ayaa waxa...
Somaliland: Cilmi-Falagga iyo Ged-geddoonka Raad-raaca Taariikhda Dunida
Eebbaa iska leh xukunka kownkan iyo maamulkiisa, ged-gedoonka dunida wuxuu ku yimaadaa qadarkiisa, duniduna waxay ku joogtaa amarka awooda Alle, cidina lama wadaagto. Haddana aadamuhu...
Markab Sida Deeq Raashin Dowladda Turkiga ugu talogashay shacabka Somaliland oo Dekedda Berbera ku soo beegan, nooca iyo caddadkeeda
Mersin (SLpost)- Xukuumada Turkiga ayaa shaaca ka qaaday inay mucaawino gaadhaysa shan kun oo ton, soo gaadhsiin doonto shacabka Somaliland, isla markaana markabkii siday...
Dawladda Ingiriiska Oo Ka Walaacsan Go’aanka Madaxweyne Siilaanyo Ku Kala Qaaday Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Baarlamaanka
Hargeysa (Sooltoday) Dawladda Britain ayaa sheegtay in beesha caalamku walaac ka qabaan go’aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku kala qaaday in mar...
“In La Yidhaahdo Labadii Doorasho Ayaa La Kala Qaadayaa, Qaranka Waa Ku Ceeb” Axmed Muumin Seed
Hargeysa (SL.Post) Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in go'aanka Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ku...
War-murtiyeed Ay Muqdisho Ka Soo Saareen Siyaasiyiin iyo Salaadiin Somaliland Ka Soo Jeeda Ay Ku Qaadaceen Saami Qaybsiga Kuraasta Aqalka Sare
Muqdisho (SL.Post) War qoraal ah oo ay si wada jir ah u soo saareen Salaadiinta, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi (Somaliland) ayaa waxay ku...
Siyaasiga Ismaaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Shirkii IGAD Iyo Qodobkii Midnimada Ka Hadlayey
Hargeysa (SL.Post) Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadlay shirkii Urur Goboleedka IGAD ee ka qabsoomay Somaliya,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

