HomeWarancade Oo La Sheegay Inuu Ka Noqday Aqbalaadii Wakiilka Somaliland Ee Itoobiya

Warancade Oo La Sheegay Inuu Ka Noqday Aqbalaadii Wakiilka Somaliland Ee Itoobiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee uu Madaxweyne Siilaanyo xilka ka qaaday, ayaa ka noqday go’aan uu ku aqbalay inuu noqdo wakiilka Somaliland u qaabilsan Itoobiya.

waran-cade

 

Md. Cali Maxamed Warancade, ayaa warar xogogaala oo uu Geeska Afrika helay waxay xaqiijinayaan inuu la tashiyo badan ka dib go’aan ku gaadhay inaanu qaadan xilka wakiilka Somaliland u fadhiyi doona Addis Ababa, waxaanay wararku intaas ku dareen in Warancade Madaxweyne Siilaanyo gaadhsiiyay go’aankiisa cusub.

 

Warkan uu Wargeyska Geeska Afrika oo aanu warkan ka soo xiganay  helay wuxuu sheegayaa in Warancade Madaxweyne Siilaanyo ka codsaday inuu u magacaabo la taliye islamarkaana uu masuul kale u magacaabo wakiilka Somaliland ee Itoobiya.

 

Wargeyska Geeska Afrika ayaa isku dayay inuu Cali Warancade weydiiyo mawqifkiisa rasmiga ah iyo waxa ka jira wararkan, laakiin uma suurtogelin.

 

Hase yeeshee Cali Warancade, ayaa la sheegay inuu go’aankan cusub qaatay ka dib markii uu la tashiyo badan la sameeyay taageerayaashiisa, kuwaas oo u soo jeediyay inuu iska casilo xilkan.

 

Cali Warancade ayaa goob fagaare ah oo uu ku wareejiyay xilkii wasaaradda arrimaha gudaha wuxuu ku cadeeyay inuu isagu Madaxweyne Siilaanyo ka dalbaday in loo magacaabo wakiilka Itoobiya islamarkaana uu aqbalay inuu qabto xilkaas, waxaanu markaas beeniyay warar soo baxay oo sheegayay inuu Madaxweyne Siilaanyo xilkaas ka diiday.

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories