HomeKhasaare Ka Dhashay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Jidka Isku Xidha Hargeysa...

Khasaare Ka Dhashay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Jidka Isku Xidha Hargeysa Iyo Berbera (SAWIRRO)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SL.Post) Waxa maanta jidka isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ka dhacay shir baabuur oo khasaare nafeed dhaliyay, gaar ahaan agagarka deegaanka Aw Barkhadle.

3-20-740x419

Shirkan Baabuur ayaa ka dhashay ka dib markii ay isku dhaceen laba baabuur oo mid ka mid ah ay saarnaayeen ilaalada gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha  Wakiillada Somaliland iyo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo socdaal ugu sii jeeday deegaanka Dacarbudhuq ee degaanka Laasgeel.

4-13-740x419

Warka ayaa intaas inay shilkan  ku dhaawacmeen 5 qof oo la kala socaday labadan Baabuur ee isku dhacay, kuwaas oo dhaawacooda lagula tacaalayo Cusbtitaalka guud ee magaalada Hargeysa.

5-10-740x419

Waxaana shilkan baabuur uu sababay sida naloo sheegay khasaaraha dhaawaca 5 qof oo la kala socday labada gaadhi iyagana oona dhaawaca dadkaasi loosoo qaaaday cusbitaalka magaalada hargeysa.

1-155-740x419

Darawalkii waday gaadhiga yar ayaa la sheegay in xaaladiisa caafimaad ay aad u adag tahay wallow ay dhakhaatiirta cusbitaalka hargeysa la tacaalayaan xaaladiisa.

2-28-740x419

Jidkan isku xidha Hargeysa iyo Berbera ayaa waxa inta badan ka dhaca shilal galaafta nolosha dad badan, iyadoo hay’addaha ka masuulka ah arrimaha nabadgelyada wadooyinku ay  wadayaasha gaadiidka ugu baaqeen inay si taxadir iyo masuuliyadnimo ku dheehan tahay u isticmaalaan jidka.

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories