Monthly Archives: September, 2016

spot_imgspot_img

“Madaxweyne Waxaan kuu soo jeedinayaa in Miisaaniyadda 2017 loogu daro Ciidammada Dalka Dirays Sannadle ah” Qalinka Mawliid Aadan Cumar

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxaan u soo jeedinayaa hal qodob oo muhiim u ah Ciidammada dalka iyo Shacabka Somaliland ee ay...

Xisbiga KULMIYE oo Xaflad soo dhawayn ah u Sameeyey Siyaasiyiin ka mid ahaa Xisbigii UDUB iyo Xubno iska Casilay WADDANI

Hargeysa (SLpost)- Xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhawayn ballaadhan u sameeyey siyaasiyiin ka mid ahaa haldoorkii xisbigii saaxadda ka baxay ee UDUB...

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Dacwada Xisbiga UCID

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha Maxkamada sare  Aadan X. Cali Axmed, ayaa waxa uu faa-faahin ka bixiyay dacwada u dhaxaysa labada garab ee ay kala hogaaminayaan...

Xisbiga KULMIYE Oo Qaadacay Aragtida Beesha Caalamku Ka Muujisay Kala Qaadista Labada Doorashooyin

Hargeysa (SL.Post) Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, ayaa daadifeeyey  aragtida Beesha Caalamku ka qaadatay go’aanka Madaxweynaha Somaliland uu soo saaray toddobaadkii hore ee ku...

Siyaasi Cismaan Hindi Oo Geeriyooday

Hargeysa (SL.Post) ALLE ha u naxariistee waxa goor dhaweyd ku geeriyooday cusbitaal ku yaala magaalada London ee dalka Ingiriiska Marxuum Cismaan Cabdilaahi Cigaal  (Cismaan...

Maxkamada Sare Ee Oo Bilawday Dhagaysiga Dacawadii Xibiga UCID

Hargeysa  (Sooltoday) Maxkamada sare ee Somaliland, ayaa maanta bilawday dhagaysiga dacwada u dhaxaysa labada garab ee xisbiga UCID oo ay kala hoggaaminayaan Guddoomiye Faysal...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Daah-furay Dugsi Boodhin Ah Oo Laga Hir-geliyay Deegaanka Mandheera Ee Gobolka Saaxil (SAWIRRO)

Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Munaasibada daahfurka Dugsiyada Boodhinka ah ee Guddida Dan iyo Duco ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img