WAX KA OGOW FAA’IIDOOYINKA IN BIYAHA LAGU SHUBO {CHLORINE }
Waxaan maanta dooneya inaan maqaalakaygan aan kaga hadlo dhibaatada caafimaad ee ay leedahay marka biyaha bina aadamka iyo xooluhuba ay cabaan lagu dari waayo...
MA HUBSADE WAA ADOO KALE!
Sabtidii toddobaadkan ee habeenimadii Axadda, ayaa waxan daawaday barnaamij wareysi ahaa oo TV-ga la yidhaa KALSAN uu la yeeshay Muuse Faarax Jaambiir oo ah...
Obama oo la Kulmay Madaxweynaha Argentine
Argentine(SLpost)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa la kulmay madaxweynaha Argentine Mauricio Macri, kaas oo taageersan suuqyada xorta ah. Obama, ayaa gaaray magaalada Buenos Aires Arbacadii shalay,...
Maxkamadda Hargeysa Oo Wasaaradda Daakhiliga U Diiday In Waaran Loo Jaro Laba Saxafi
Hargeysa(Slpost)-Maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ayaa wasaaradda arrimaha gudaha ka diiday in waaran qabasho ah loo jaro guddoomiyaha iyo tifaftiraha wargeyska Hubaal Maxamed Axmed Jaamac (Calooley)...
Yaman Oo Xoogaga Ku Dagaalmayaa Ay Hirgalinayaan Xabad Joojin
Yaman(Slpost)-Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa in dhinacyada isku haya Yemen ay ogalaadeen xabbad joojin billaabaneysa 10-ka bisha April. Wadaladala nabdeed ayaa la qorsheynayaa in ay ku...
Sudan oo lagu eedeeyay tacaddiyo ka dhan ah dumarka
Sudan(Slpost)-Hay’adda Xaquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysay ciidamada ammaanka ee dalka Suudaan in ay ku keceen tacaddiyo dhanka galmada ah, hanjabaad...
Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Oo Madaxweyne Siilaanyo Qaabilay
Hargeysa(SLPost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa caawa xafiiskiisa kula kulmay, safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Ms. Harriet Mathews, oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

