Daawo:-Hargeysa Dusheeda Oo Gaajo iyo Haraad Loogu Dhintay iyo Dhibaatada Abaarta Oo Dalka Wada Saamaysay
Hargyesa(Slpost)-Duleedka magaalada Hargyesa ayaa lagaga soo warmayaa inay dadkii ku noolaa xoolihii ka dhamaadeen kadib abaarta dabada dheeraatay, waxaana halkaas ku dhinay xoolo badan...
Maydadka Dad La Dilay Wakhtigii Midabkala Sooca Oo Koonfur Afrika La Soo Faqay
Wasaaradda garsoorka ee waddanka South Africa waxay ku dhawaaqday in haraaga lafihii 83 maxaabiis siyaasadeed ahaa la soo qufayo. Dhammaan dadkaas waxaa la dilay...
Daawo:-Suldaan Dhawal Oo Ugu Baaqay Xisbiyadu Inay Joojiyaan Ollolaha Oo Ay Dadka Abaaraysan Taageeraan
Boorama(SLpost)-Suldaan Dhawal ayaa xisbiyada dalka ugu baaqay inay wakhtigan joojiyaan ollolaha isla markaasana ay dadka abaaraysan gaadhsiiyaan gargaar, waxaanu sida oo kale xukuumada u...
Daawo:-Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Laasacaanood U Gaadhay Sababo La Xidhiidha Saami Qaybsiga Golaha Wakiilada Ee Gobalada Dalka
Sool(Slpost)-Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada ee Somaliland ayaa gaadhay Laasacaanood waxaanay halkaas ka wadaan arimo la xidhiidha xildhibaanada golaah wakiilada iyo xeerkii lagu soo...
Daawo” Lacagta laysku tusaayo ee la leeyahay ka soo kacaay dadkeena ayaa u baahan in biyo loo siiyo…” Faysal Cali Waraabe Oo Burco Gaadhay
Burco(Slpost)-Gufoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal CalI Waraabe ayaa gaadhay xarunta gobalka Togdheer ee Burco halkaas oo uu kala kulmay soo dhawayn diiran,...
Daawo”Jaamacadaha Qaarbuu Daadku Qaadi Doonaa” Wasiirka Waxbarashada Habane
Hargyesa(Slpost)Wasiirka wasaarada waxbarashada Cabdilaahi Habane ayaa sheegay in jaamacadaha dalku ay tayada ku tartami doonaan isla maraasna qaar badan uu daadku qaadi doono. https://youtu.be/SJmCLwiC9qw
Daawo:-Arday Jaamacadeed oo Adeeg Caafimaad Oo Bilaash Ah U Fidiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Reer Guuraaga Ah
Ceerigaabo(Slpost)-Ardayda jaamacada Sanaag ayaa ugu baxay miiga gobalkaas dadka abaaruhu ay saameeyeen iyada oo ay u fidiyeen adeegyo caafimaad oo lacag la'aan ah. https://youtu.be/VdZn9cz5tUM
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

