HomeWAX KA OGOW FAA'IIDOOYINKA IN BIYAHA LAGU SHUBO {CHLORINE }

WAX KA OGOW FAA’IIDOOYINKA IN BIYAHA LAGU SHUBO {CHLORINE }

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxaan maanta dooneya inaan maqaalakaygan aan kaga hadlo dhibaatada  caafimaad ee ay leedahay marka biyaha bina aadamka  iyo xooluhuba ay cabaan lagu  dari waayo maadada {chlorine}

Biyuhu sideynu ognahay waa lafdhabarta nolosha bina aadamka biyo la aani waa nolol la aan

Waxaynu ognahay sida ay diinteena suuban inoogu qeexday biyaha oo ilaahay ayaado badan inoogu sharaxay oo ay ka mid tahay .

Aayada macnaheedu ay  tahay  { shay kasta waxaanu ka samayney biyo }

Sidaa aawadadeed biyaha  hadii aan la ilaalin dhinackastooy tahay sida nadaafada biyaha,  sixada biyaha , wax wasakheeya biyaha

Biyuhu  ma noqoneyaan biyo sixa qaba ama caafimaadkoodu dhamays tirin yahay magacoogii uun baa yaala meesha .

Haan idiin ifitiimiyo biyuhu waxaa lagu daraa marka ay ceelasha ku jiraan ama meelaha kaydadka sida geed deebke , xunba wayne , jaleelo , malowle , arabsiyo iyo kuwa kale ee dalkeena ku yaala waxa lagu shubaa maadada loo yaqaan { chlorine }

Hadaba waxa iswaydiiin leh maxay qabataa

{ chlorine }

Faaiidooyinka marka biyaha lagu daro kaloriinta

{ cholarine}

1.     Waxay joojisaa xanuunada biyaha ku dhasha

2.     In macadanaha  biyaha la cabayo in ay ka saarto sida iron oo biyaha si xadhaaf ah looga helo iyo macadane kale oo biyaha laga helo

Waxaa jirta ka hor inta aan biyaha laga shubin ama aan la dawan biyaha  ceelasha  ku jira waxaa suurta gal ama cilmi saynisyahana aduunku arkeen  in ay xanuunadani ku dhashaan

1 cholera

2 dysentery

3 typhoid fever

4 hepatitis A

Hadaba waxaan ku soo gunaanadayaa maqaalkaygan  walaalayaal si aynu biyo sixo qaba u cabno markasta waa in la ilaaliyo in lagu shubo xadigii loo baahnaa ee dawadan loo yaqaano kolariin  { chlorine  }

Qalinkii xaaji ismail mulkhiye                                                                               Allaa mahad leh

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories