HomeYaman Oo Xoogaga Ku Dagaalmayaa Ay Hirgalinayaan Xabad Joojin

Yaman Oo Xoogaga Ku Dagaalmayaa Ay Hirgalinayaan Xabad Joojin

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Yaman(Slpost)-Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa in dhinacyada isku haya Yemen ay ogalaadeen xabbad joojin billaabaneysa 10-ka bisha April.

Wadaladala nabdeed ayaa la qorsheynayaa in ay ku bilowdaan dalka kuweit sideed cisho kaddib markii ay billaabato xabbad joojinta.

Waxaa la qiyaasayaa in dagaalkan sanadka socday ay ku dhinteen 6, 000 oo qof, kaas oo u dhaxeeya xulafada uu horkacayo Sacuudiga iyo falaagada Xutiyiinta ee doonaya in ay dalkaasi Maamulaan.

Dalka Yemen horey waxaa u guuldareystay wada xaajoodyo nabadeed, waxaana haatan ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan dalkaasi Ismail Walad Sheekh Axmed uu ku micneeyay xabbad joojintani cusub iyo wada hadalada nabadda fursaddii ugu dambeysay ee lagu soo afjari lahaa colaadda dalkaasi Yemen.

Xabbad joojin guud oo ka dhacda dalkaasi ayaa waxa ay dhaqan geli doontaa sakhdi dhexe tobanka bisha Abril, iyadoo siddeed maalmood kaddib lagu wado in wada hadalada nabadda ay ka furmaan dalka Kuwait.

Ujeedada ayaa waxa ay tahay in la gaaro heshiis lagu soo afjarayo colaadda galaafatay nolasha in kabadan lix kun oo qof isla markaana ay dib u furmaan wada xaajood siyaasadeed oo loo dhan yahay.

Waxaa sidoo kale rajadu ay tahay in xabbad joojintu ay horseedi doonto in si nabdoon gaargaar bani’aadanimo loo gaarsooyo malaayiinta qof ee aadka ah ugu baahan kaalmada bani’aadanimo.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories