Socdaalada Xasan Sheekh Ee Imaaraadka Iyo Dagaaladiisa Diblomaasiyadeed Ee Somaliland
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dalka Imaaraadka Carabta ku jooga safar, waxaanu la kulmay qaar ka mid ah madaxda mandaqada Imaaraadka Carabta, iyagoo...
Daawo:-Gudida Abaaraha Ee Dalka Oo Ka Qayliyay Xaalada Sii Xumaanaysa Ee Dadka Abaaraysan Baaqna Siidaayay
Hargyesa(Slpost)-Gudida abaaraha dalka ayaa ku dhawaaqday inay xaalda dadka abaaruhu ay saameeyeen ay ka sii drayso waxaanay ugu baaqeen shacbiga Somaliland taakulaynta dadkaas ...
Daawo:-Komishanka Doorashooyinka Oo Anshax Xumo Ku Sifeeyay Xisbiyada Qaranka Oo Ollole Galay
Hargeysa(Slpost)-Komishanka doorasooyinka qaranka ayaa ku eedeeyay xisbiyada dalka inay muujiyeen anshax xumo isla markaasna aya diiwaangalinti uga faaidaysteen ollole, waxa ay ka dalbadeen inay...
“Qoraalka ka soo baxay xafiiska garabka gudoomiyaha wuxuu muujinaysaa fashilka hogaamineed ee Muuse Biixi ” Garabka Isbahaysiga Kulmiye Oo Ka Haday Qoroolkii Afhayeenka Xisbigaasi...
Hargyesa(Slpost)-Isbahaysiga xisbiga Kulmiya ee ka soo horjeeda garabka Muuse Biixi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay qoraalkii dhawaan uu soo saaray xisbiga Kulmiye afhayeenkiisu...
Daawo:-Abaaraha Somaliland Ka jira iyo Sidii Loola Tacaali Lahaa Aqoonyahan Abdi Sharmarke
Hargeysa(Slpost)-Wil dhalinyaro ah oo aqoon leh ayaa xukuumada talooyin wax ku ool ah ka siiyay qaabkii loola tacaali lahaa abaaraha dalka naafeeyay. https://youtu.be/nGZBD3I-vbc
FAALO KU SAABSAN MD.JAMAAL CALI XUSEEN IYO XISBIGA UCID
Waxaan Qalinka u qaatay intii karaan kayga ah , in aan qoraal idiinku soo gudbiyo, fikirka iyo dareenka aan isleeyahay Dad-waynahu waxa ka qabaan...
Qiimaha Wakhtigaagu Waa Qiimaha Nolashaada!
Maxaad u nooshahay? Halkeed ku socotaa? Waa maxay micnaha Nolol? Maxaad ku soo kordhin kartaa aduunyada ama bay ada aad ku nooshahay? Qof walba wuu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

