Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne-xigeenka oo Dhagax-dhigay Dhisme ay Yeelan Doonto Wasaaradda Biyaha Somaliland

Hargeysa (SLpost) Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, iyo agaasimaha Guud ee wasaaradda Biyaha Dr C/risaaq Jaamac...

Garabkii Musharaxiinta Isbahaystay ee Kulmiye oo Qoraal ka soo Saaray Hanaankii uu u Dhacay Khilaafkoodu iyo Maroorsigii Garabka Muuse.

  Hargeysa(SLpost) -  Garabkii Musharaxiinta isbahaystay ee Kulmiye(Cabdicasiis Samaale, Maxamed Biixi, Xildhibaan Kijaandhe iyo taageerayaashooda), ayaa soo saaray qoraal ay ku sheegayaan hanaankii uu u...

Wasaaradda Caafimaadka oo Hakisay Wadashaqayntii Hay’adda UNICEF

  Hargaysa(SLpost)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr: Saleebaan Ciise Xagla-toosiye ayaa lagu soo waramayaa in uu Hay’adda UNICEF u gudbiyey qoraal uu kaga joojinayo hawlihii ay wasaaraddiisa...

Tacabiraye Maxaan Taray?! Q.1aad

    Aniga iyo saaxiibkay waxaanu ku dhalanay magaalo aad u balaadhan oo badanka dadka dagaa ay ganacsato yihiin. Waxaan kusoo kornay isla bandarkaas oo aanu...

Can the Somalilanders trust this government to hold a free and fair election? The answer is simply NO

  Considering the actions or inaction in response to the recent events such as the indiscriminate selling of public property, failing to meet the election...

Wararkii u Dambeeyay ee Khasaaraha Weerarrada Paris

  Paris(SLpost) - Dhimashada weeraradii xalay gilgilay magaalada Paris ee caasimada Faransiiska ayaa gaadhay ugu yaraan 128 Qof. Weerarrada ayaa lala beegsaday Tiyaatar lagu daawanayay...

Maxaa la gudboon Wasiir Xaglo-toosiye?

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Saleeban Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), waxa uu xaqiijiyey guul siyaasaddeed oo uu ku bedelay falsafad siyaasaddeed oo gaamurtay, taasoo suurto-galnimada in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img