Noocyada Kala Duwan ee loo Qorshayn Karo Shaqaalaha Kharashaadkooda. Q.1aad
Waxa in badan aad maqashaa aad maqashaa waa maamulida xooga awoodeed ama aqooneed ee shirkad la geliyo si looga helo midho dhal, ama waxa...
SADDEX IMA WADA QABATO
Nin aanu saaxiibnahay ayaa wuxuu maalin iga sheekeyey sheekadana wuxuu yidhi Beri baa waxaa jiri jiray Xiiqsane , Xiiqasane wuxuu lahaan jiray wan iyo Ey, Wanka...
“Madaxweynuhu Wuxuu u Tanaasulay Diidmadii Balaadhnayd ee Dadku ay Kaga soo Horjeedsadeen” Boobe Yuusuf Ducaale
Hargeysa(SLpost) - xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa ku doodayin madaxweyne Siilaanyo teeramkiisa labaad uga tanaasulay maamul xumo la...
SOOMAALIYA: Madaxweynaha oo Waraaqihii Aqoonsiga ka Guddoomay Hindiya
Muqdisho(SLpost)-Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarrunta madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Jamhuriyadda India wakiilka uga noqon doonta...
Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Xilkii Kala Wareegay Agaasimihii Hore
Hargaysa(SLpost)-Agaasimaha Guud ee wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland ayaa xilkii kala wareegay agaasimihii hore, Cabdisamad Cumar Maal oo hufnaan iyo badhaxtirnaan shaqo loogu makhraati furay...
Wasiirka Hawlaha Guud oo Kormeer ku soo Maray Biriishyada Magaalada Burco oo Hore Qayladhaan looga Diray Xukuumadda
Burco(SLpost)-Wasiirka wasaaradda hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka mudane Cali Maxamed Xasan “Cali Mareexaan” ayaa hawlo shaqo ku jooga magaalada Burco. Ujeedada safarkiisa ayaa daaranaa...
Suldaan Xiiray oo ka Waramay Deegaanno ay ka Jirto Xaalad Caafimaad Darro, Xukuumaddana ku Canaantay in Shaqadii ay Bulshada u Haysay kaga Mashquuleen Hudheello
Hargeysa(SLpost) Afhayeenka Salaadinta Dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey ayaa ka hadlay baahi caafimaad oo ka jirta Dagmooyinka SaboWanaag Iyo Cadaadley oo uu dhawaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

