HomeWararkii u Dambeeyay ee Khasaaraha Weerarrada Paris

Wararkii u Dambeeyay ee Khasaaraha Weerarrada Paris

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Paris(SLpost) – Dhimashada weeraradii xalay gilgilay magaalada Paris ee caasimada Faransiiska ayaa gaadhay ugu yaraan 128 Qof. Weerarrada ayaa lala beegsaday Tiyaatar lagu daawanayay bandhig koox Maraykan ahi Muusik ku tumaysay iyo meelo kale oo dhawr ah.

 

Weerar kale oo qarax ah ayaa la sheegay inuu ka dhacay maqaayad u dhow garoonka kubadda cagta ee Stade de France oo ay ciyaar ku dhaxmaraysay xulalka Faransiiska iyo Jarmalka. Madaxweynaha Faransiiska oo ciyaarta daawanayay ayaa degdeg looga daad gureeyay goobta.

 

Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa kadib weerarada shacabka la hadlay una sheegay inay xaaladda dejiyaan, islamarkaana ciidamadu gacanta ku dhigaan ammaanka. Wuxuu sheegay in dalku galay xaalad degdeg ah, sidoo kalena la xidhay dhammaan xuduudaha waddanka.

 

Weeraradan waxaa loo adeegsaday qaraxyo ismiidaamin ah iyo weeraro toos ah oo dablay gaysatay, sida booliska Faransiska laga soo xigtay. Tiyaatarka kumanaan qof ku sugnaayeen ayaa lala soo galay rasaas toos ah, wuxuuna boolisku sheegay in 70 qof halkaasi lagu qabsaday, balse markii Ciidanka Faransiisku isku dayay inay soo furtaan dhammaantood la dilay.

 

Qodobadda U Muhiimsan:

  1. Ugu yaraan 128 ayaa ku dhintay weerarrada Paris, 200 qof-na way ku dhaawacantay;
  2. Ilaa 80 ayaa ku dhintay Bataclan concert hall oo koox Maraykan ahi bandhig fanneed ka waday;
  3. 4 ka mid ah dadka weerarka gaystay ayaa ku dhintay Tiyaatarka Bataclan;
  4. 4 kale oo weerar yahan ayaa sidoo kale ku dhintay meelo Paris ka tirsan;
  5. Waxaa wali socda baadhis ku aadan dad la baadigoobayo oo laga shakisan yahay;
  6. Shacbiga ayaa la faray inaanay guryahooda ka soo bixin;

 

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories