HomeGarabkii Musharaxiinta Isbahaystay ee Kulmiye oo Qoraal ka soo Saaray Hanaankii uu u...

Garabkii Musharaxiinta Isbahaystay ee Kulmiye oo Qoraal ka soo Saaray Hanaankii uu u Dhacay Khilaafkoodu iyo Maroorsigii Garabka Muuse.

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost) –  Garabkii Musharaxiinta isbahaystay ee Kulmiye(Cabdicasiis Samaale, Maxamed Biixi, Xildhibaan Kijaandhe iyo taageerayaashooda), ayaa soo saaray qoraal ay ku sheegayaan hanaankii uu u dhacay khilaafkooda iyo maroorsigii garabka Muuse Biixi ee qabanqaabada shirkii Kulmiye, waxaanay taxeen dhacdooyinkii ku suntanaa murankooda.

 

Garabkan isku magacaabay isbahaysiga doorasho ama dimuqraadiyad doonka Kulmiye waxay sheegeen inay muddo laba sanno ah madaxweynaha ku garab taagnaayeen sidii uu teeramkiisa labaad isu sharixi lahaa, balse ay garabkoodu liqi karri waayeen markii uu wasiiro beeshiisa ah faray inay taageeraan Muuse Biixi.

 

Garabkan ayaa qoraalkooda ku sheegay in madaxweyne Siilaanyo isku dayay inuu kala jajabiyo musharaxiinta isbahaystay, islamarkaana xubno looga yeedhay madaxtooyada, si looga dhaadhiciyo ka qayb galka shirka iyo inay ka baxaan isbahaysiga.

 

 Halkan ka daawo Muuqaalka Warsaxaafadeedka isbahaysiga oo Wasiirkii hore ee caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid saxaafadda u akhriyay

 

https://www.youtube.com/watch?v=SnauV9-_EYk

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories