HomeMadaxweyne-xigeenka oo Dhagax-dhigay Dhisme ay Yeelan Doonto Wasaaradda Biyaha Somaliland

Madaxweyne-xigeenka oo Dhagax-dhigay Dhisme ay Yeelan Doonto Wasaaradda Biyaha Somaliland

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Saylici dhagaxdhigHargeysa (SLpost) Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, iyo agaasimaha Guud ee wasaaradda Biyaha Dr C/risaaq Jaamac ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay dhismaha cusub ee loo binaynayo Wasaarada Biyaha Somaliland.

Munaasibadda dhagax-dhigga oo ka qabsoontay goobta loo asteeyay in laga dhiso xarrunta wasaaradda biyaha Somaliland oo ay binaynteeda ku guulaystay shirkad dhisme maxali ah oo la yidhaa ALBARAKA ayna soo naqshadaysay Shirkadda RIO.

Agaasimaha wasaaradda biyaha Somaliland Dr Cabdirisaak Jama ayaa dhankiisa Madaxweyaha Somaliland iyo xukuumaddaba ku ammaanay dhismaha xarun loo yagleelo wasaaradda uu agaasimaha ka yahay ee biyaha.

Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE ahna murashaxa jagadda madaxweyne ee xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi oo isna munaasibaddaasi ka hadlay ayaa sheegay in caasimadda Somaliland Hargeysa biyo yaraani ka jirto uguna baaqay in wasaaradda biyuhu ka hawl gasho sidii biyo-yaraanta caasimadda looga bixi lahaa.

Saylici dhagaxdhig 2Madaxweyne xigeenka Somaliland oo gabadii halkaasi ka hadlay ayaa xusay in shirkadda Albaraka safka hore kaga jirto shirkadaha ugu dhismayaasha quruxda badan ee Somaliland waxana madaxweyne Xigeenka Mulkilaha shirkadaasi Albaraka iyo Gudomiyaha KULMIYE Ugu dambayntii siwada jir ah Udhagax dhigeen dhismaha wasaarada Biyaha ee Somaliland.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories