Breaking News:Paris attacks 60 Reported Killed; Hostage Situation Ongoing
Ft: Paris was struck by co-ordinated attacks on Friday night, causing chaos in the French capital in one of the deadliest terrorist atrocities on...
Tolow Yaa Innoo Maqan?
Dhulkan yaaleh? Dalkan dadkiisi halkey mareen? miyey dabar go,een? Malaa waaney dhalninba?! Bal adba, Waxid iyo wadarba umaduhu waxey ka simanyihiin lexejeclada iyo u...
Addoomo Bilaash ah!
Xilligii addoonsiga ay reer Galbeedku ku hayeen qaaradda madow, ee uu socday Ganacsigii Saddex Geesoodka ahaa (Afrika-Yurub-Maraykan), aadna looga soo daabbuli jiray addoomaha si...
Aasaasihii Jaamacaddii Ugu Horeysay Adduunka
Faadima Bintu Maxamed Al Fahriya Alqurashiya waxaana laguna naanaysi jiray (Umal Baniin), Waa gabadh carbeed oo ka soo jeeda tafiirtii Cuqba Bin Naafic Alfahri...
DAAWO Heesta cusub ee RAXMA iyo Fannaan Maxamed Siciid BK
DAAWO Heesta cusub ee RAXMA iyo Fannaan Maxamed Siciid BK oo bandhig-faneed ku qabtay magaalada London ee dalka Ingriiiska oo uu kaga qayb-galay SOMALI WEEK FESTIVAL oo lagu marti-qaaday isaga iyo fannaanniin kale.
PARIS: Tiro ku dhow 100 qof oo ku naf-waayey Weerarro Caawa gilgilay Caasimadda Faransiiska
Paris (SLpost)- Weerarro Is-daba-jooga ah oo lagu tilmaamay inay soo maleegeen kooxo Xag-jir ah, ayaa caawa Saqdii Dhexe gil-gilay magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska,...
Maraykanka oo Sheegtay Inay Weerar Ku Dileen Jihadi John oo Qoor-goynta u Qaabilsanaa Daacish
Washington(SLpost)-Milateriga Mareykanka ayaa qaaday weerar cirka ah oo lagu bartilmaameedsanayay ninka Daacish u qaabilsan qoor-goynta ee lagu magacaabo Jihadi John, iyadoo loo maleynayo inuu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

