Somaliland: Qaran Nadaafad Jecel – W/Q: Hoodo Yuusuf
Nadaafadi waxay muhiim u tahay bashar kaste oo nool kuna nool aduunkan guudkiisa ha joogo dunida kowaad ta labaad ta sadexaad, nadaafadu kuma xidhna...
Madaxweyne Siilaanyo oo muddeeyey Wakhtiga laga qabanayo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa digreeto madaxweyne ku muddeeyey wakhtiga la qabanayo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka, isaga oo ayidey muddada Guddiga...
Guddoomiye Cirro oo Qiray in Golaha Wakiilladu ku fashilmay Xil-gudashadooda, kana hadlay Sharciyadda MADASHA, Nooca Shakhsiyaddiisa, inuu leeyahay Baasaaboor Ajaanib ah iyo Qodobbo kale
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ( Cirro), ayaa waraysi gaar ah oo uu la yeeshay Wargeyska Himilo kaga warramay arrimo...
Warbixin Warbaahinta ugu Afka Dheer dalka Jarmalku ka Diyaarisey Saamaynta Dhaqan-dhaqaale ee Maandooriyaha Qaadku ku hayo bulshada Somaliland
Warbixin la yaab leh oo dhinacyo badan taabaneysa ayey Wakaalad laga Leeyahay Dalka Jarmalka oo lagu magacaabo DW.DE.COM , ay ka diyaarisay Isticimaalka Geedka...
Xukuumadda Somaliland oo Dalka Ka Saaraysa Shaqaalaha Ajaanibka ah ee Haya Shaqooyinka ay Muwaadiniintu Qaban karaan
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ku hawlan qorshe lagu xakamaynayo shaqaalaha ajaanibka ah ee hay’adaha sama-falka iyo shirkadaha dalka kaga shaqaysta Xirfadaha ay qaban...
Xiddigaha Geesku waa inta aynu Geeska iyo Gobolkaba dheer nahay (Qaybtii 2aad)
Calanyahow la gaafee, Saddex midab u gaar tahay, Magac Guulle iyo Nebi, Guudkiisa lagu qoray, Kii hore kuwuu gabay, Iyo gacalladoodii, Ayaad gaar u noqotoo, Iyagaa ku geya abid, Goblan iyo agoon...
“Waan Aqbalayaa Haddii Doorashada La Iga Guulaysto Dadweynahaana go’aanka iska leh” Madaweynaha DDS
Jigjiga, (SLP)- Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida-Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sheegay inuu aqbali doono haddii doorashada madaxweynenimo ee deegaankaas lagaga guulaysto. Cabdi Maxamuud Cumar ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

