Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Masuuliyiin Iskugu Jira Goleyaasha Baarlamaanka Iyo Xukuumadda Oo Aqoon Korodhsi Ugu Baxay Itoobiya

Hargeysa (SLP)-Wefti  xubnihiisu ku dhow yihiin soddameeye xubnood oo iskugu jira Goleyaasha Baarlamaanka iyo Xukuumadda ayaa shalay dalka ka dhoofay si ay tababar dhinaca...

Maxkamadda Ciidammadda Oo Dil Ku Xukuntay Askar Dilal ka Geysatay Ciidamadda Dhexdooda

Hargeysa(SLP)- Maxkammadda Ciidammadda Qalabka sida ee Jamhuuriyadda Somaliland,  ayaa dil ku xukuntay  gacan ku dhiigleyaal ciidan oo dilal gaystay, ka dib markii ay ku caddaatay...

Daawo Hees Cusub oo loo sameeyey Madaxweyne Siilaanyo: “Kaskaagu ha dhaafo ii kordhiyaay”

Heestan oo uu hal-abuuray Iid Axmed Caalin, Laxanka Mawliid Aadan Qolqol, Codkiisa waxa ku ladhay Aadan Qays, waxa hab-dhaca Muusiga ku ladhay Qaasim Karaama,...

Arday Ku Dhintay Jaamacadda Nairobi, Ka Dib Qarax Koronto Oo Ula Ekaaday Weerar, Kasoo Sababay Inay Daaqadaha Ka Daataan,

Nairobi, (SLP)- Ardayda qaar oo diday ayaa la sheegay in ay ka soo boodeen daaqadaha dabaqa shanaad kuwaasoo isku dayay in ay naftooda badbaadiyaan,...

Hilary Clinton Oo Isu Soo Sharixi Doonta Madaxweynenimada Mareykanka, Muxuuse Obama Ka Yidhi?

New York, (SLP)- Hilary Clinton ayaa ku dhawaaqi doonta dhawaan inay u tartami doonto doorashada madaxweynenimada Maraykanka. Dad la shaqeeya xoghayihii hore ee Arrimaha Dibadda...

Maxkamaddaha Derajooyinka Koowaad Iyo Labaad Oo Loo Qaybiyay Buug Hagi Doona Dacwadaha Ay Qaadayaan

Hargaysa (SLP)- Maxkamadaha derajada koowaad iyo derajada labaad ee Somaliland ayaa maanta loo qaybiyay buuga hagaha u noqon doona gar-qaadista dacwadaha ciqaabta ah. Gudoomiyaha gudida...

Kenya Oo Dalkeeda Ka Mastaafurisay 30 Ajaanib Ah Oo Lagu Eedeeyay Dembiyo Kala Duwan

Nairobi, (SLP)- Dwladda Kenya ayaa dalkeeda ka tarxiishay in ka badan 30-qof oo Ajinabi ah, kuwaasoo ay ku eedaysay inay ku lug lahaayeen falal...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img