Hargeysa: Koox Shaqaale Ah Oo U Dhalatay Dalka Shiinaha Oo Dagaal Khasaare Gaystay Dhexmaray
Hargeysa, (SLP)- Koox shaqaale ah oo u dhashay dalka Shiinaha, isla markaana ku sugan dalka Somaliland ayuu dagaal gacan ka hadal ahi ku dhexmaray,...
Sucuudigu Muxuu Ka Yidhi Ka Bixitaanka Xulafadiisa Ee Pakistan?
Riyaad, (SLP)- Dalka Sucuudiga ayaa sheegay in go’aanka dalka Pakistan uu qaatay ee ah inaanu ku biirin is-bahaysiga milateri ee Sucuudigu hoggaaminayo aaanu marnaba...
Xildhibaanno Ka Tirsan Golaha Deegaanka Caasimadda Oo Markii Ugu Horeysay Tabobar Aqooneed Ugu Baxaya Sweden
Hargeysa, (SLP)- Kal-fadhigii sagaalaad ee golaha deegaanka caasimadda Hargeysa ayaa saaka ka furmay hoolks shirarka ee dawladda hoose. Kal-fadhigan oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golahaas...
Kenya Oo Amar Ku Siisay UNHCR Inay Saddex Bilood Gudahood Ku Xidho Xeryaha Qaxoontiga Soomaalida
Nairobi, (SLP)- Dawladda Kenya ayaa muddo saddex bilood ah u qabatay hay’adda UNHCR inay ku xidho dhamaan xeryaha qaxoontiga dalkaas ee Soomaalidu ku jirto. Waxaanay...
Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Qorshe Cusub Oo Ay Ku Kala Saarayso Ajaanibka Dalka Jooga
Hargeisa, (SLP)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horeysay sheegtay inay qorsheynayaan in la diiwaan-geliyo dadka ajanabiga ah ee ka dhex shaqeeya dalka ee haysta...
Sheekh Umal Oo Iska Fogeeyay Eedda Kenya Ee Al-shabaab, Taasoo Lagu Xayiray Hantidiisa
Nairobi, (SLP)- Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaalida, kuna jira 86-qof oo ay dhawaan dawladda Kenya kusoo rogtay xayiraad hantidooda,...
Mudaneyaasha Golaha Wakiillada oo laalay Cashuur aan sharci ahayn oo ganacsatada Gaadiidka soo-dejiya la dul-saaray
Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta cod aqlabiyad ah ku laalay Lacago cashuuro ah oo xukuumaddu ku soo rogtay gaadiidka dibadda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

