Wasiir Sacad oo ka Hadlay Xilka Cusub ee loo Magacaabay
Hargeysa(SLpost):-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Sacad Cali Shire, oo shalay loo magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibada kadib markii uu Maxamed Biixi...
TUKAANKII XIKMADDA (Sheeko xikmadeed)
Madaxwaynaha Ayaa u soo Baxay suuqa si u soo indho indhodheeyo suuqa iyo kala iibisiga badeecadaha Hase ahaate waxuu la kulmay tukaan duug ah...
Badhasaabka Maroodi-jeex oo Xadhig ugu Hanjabay Xubnihii Iscasillay Haddii ay Nabadgelyada Ilaalin Waayaan
Hargaysa(SLpost)-Badhasaabka gobolka Marroodi-jeex Maxamad Maxamuud Jeeniyare ayaa hanjabaad waxa uu hawadda u mariyay xubnihii Golaha Wasiirrada ee Isniintii toddobaadkan iska casilay xilalkii ay ka...
Kulmiye: loollan iyo laab la kac !! Q2-aad
Kulmiyihii shalay, kulmiyaha Maanta iyo Kulmiyaha berri...’ Qormo lafo gur ah; Qorre: Saleebaan Cabdi Cali Kalshaale Arraar “Umaan qaadan qalinka qayb Umaan qorin weedha qolo Umaan qallin hadalka quud Dareenka...
Hogaamiyaha Falastiin Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Hor Jeedinaya Golaha Xuquuqal Iisaanka Qaramada Midoobay
Brussels(SLpost)-Madaxweynaha Maamulka Falastiiniyiinta, Maxamuud Cabaas, ayaa waxa uu khudbad ka jeedin doonaa kulanka gaarka ah ee golaha xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay uu maanta...
PUNTLAND: Guddoomiyihii Baarlamaanka oo Iscasillay
Garoowe(SLpost)-Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland, waxaa saaka ku dhawaaqay inuu xilkii iska casilay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka...
Muuse Biixi Oo Sheegay in Wasiirada Iscasilay la Eegayo inay ku Gafeen Xeerka Kulmiye
Hargeysa(SLpost)- Guddoomiyaha xisbi xaakimka Kulmiye, ayaa ku dooday in wasiirada iscasilay loo eegi doono xeerka ciqaabta Kulmiye, haddii aanay qodobada ciqaabta ku gefinna ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

